Aasaaska Kabixida. Aasaaska Kabixida waa waxyaabaha ama natiijooyinka ay isticmaali doonto Maxkamadu si ay u go'aansato haddii ay Eedaysanayaashu sameeyeen wax kufilan si ay ugu ogolaadaan joojinta dacwada. Eedaysanayaasha uma baahna in ay waxkasta u sameeyaan si fiican.Waxaa ku khasab ah in ay tusiyaan maxkamada in ay haystaan “si buuxda loogu hoggaansamay” ay lajirto aasaaska kabixida loo baahanyahay. Haddii ay midaani tusiyaan, dacwadu way dhammaanaysaa.