Gelida Adeegaha Isku duubka Xoog saarida iyo Keenida Adeega Qodobbada Tusaalaha

Gelida Adeegaha Isku duubka Xoog saarida iyo Keenida Adeega. Eedaysanayaashu waxay ogolaadeen in ay bixiyaan daboolida dayeelka Caafimaadka soo socda ee adeegaha caafimaadka maskaxda lasiiyo xubnaha dabakhyada: (1) Isku duwis Daryeel Khaas ah, (2) Xoog saarida Adeegaha Kusalaysan Guriga iyo Jaaliyada, iyo (3) Adeegaha Xasiloonida iyo Dhexgalka Dhibaatada Lawareejin karo. Sedexdaan nooc ee adeegaha waxaa lagu magacaabaa Adeegaha Isku duubka Xoog saarida.WISe waxaa laga soo gaabiyay “Isku duubka ay lajirto Xoog saarida Adeegaha.” Sharaxaad faah-faahsan oo adeegahaan kusaabsan ayaa laga heli karaa Lifaaqa A oo ah Heshiiska Guri dejinta oo buuxa .