Qodobka 8aad: Cashuur sanadeedka Shatiga Qodobbada Tusaalaha

Qodobka 8aad: Cashuur sanadeedka Shatiga. Baanka Dhexe ee Somaliland waxa uu ka qaadayaa Baanka Islaamiga ah ee la siiyey shatiga cashuur sanadeed dhan soddon kun dollar ($30.000,=).