Adeegyada Aaan Degdega ahayn Qodobbada Tusaalaha

Adeegyada Aaan Degdega ahayn. Isbitaalka ayaa u baahan kara in bukaanku lacag hormaris ah ama lacagta Masuuliyad Kasta oo dhaqaale ee Bukaanku/Damiinku uu bixiyo intaan la siin adeegyada aan degdega ahayn ee bukaan jiifka ama bukaan socodka, haddiii bukaanku uusan haysan caymis caafimaad oo ku filan adeegga la siinaayo, aan ka reebanyn in laga qaado talaabooyinka qarash aruurinta, aana heshiis Qorshaha Qarash Bixin La galin Isbitaalka.