Awood dhisid.qaybtani waxay bixinaysaa tallaabooyin lagu xoojinayo awoodaha bulsho, sharci iyo farsamo ee a) hay'adaha dawladda si wax looga qabto arrimaha dadka asaliga ah aagga mashruuca; iyo (b) ururada bulshooyinka ay saamaysay aagga mashruucu si ay ugu suurtogasho inay si fiican u metelaan beelahooda kana qayb qaataan maaraynta khataraha iyo saamaynta.