Baanka Qodobbada Tusaalaha

Baanka ama hay’adda aan muddo 12 bilood gudahood ah ku bilaabin hawlihii ruqsadda loo siiyey, haddii ay weli danaynayso, waxa ay mar kale u soo codsnaysaa ruqsad sida ku cad Cutubkan, Qodobadiisa 5, 6.
Baanka islaami waxa u banaan inuu ku biiro baan ama baanan kale islaamiya oo xeerkooda aasaasiga ahi dhigayo ku dhaqanka axkaamta shareecada islaamka.