Baanka Dhexe ee Qodobbada Tusaalaha

Baanka Dhexe ee. Somaliland waxa uu ka tirtirayaa liiska diiwaan gelinta ee baananka islaamiga ah magaca hay’adda ama baan lagala noqday ruqsadda, waxaanu ku faafinayaa warsidaha rasmiga ah ee dawladda (official bulletin).