Baanka Dhexe ee JSL Qodobbada Tusaalaha

Baanka Dhexe ee JSL. Dawladda Somaliland waxa ay yeelanaysaa Baan Dhexe oo hoggaamiya siyaasadda iyo ilaalinta lacagta dalka. Waxa kale oo loo suurto-gelinayaa furitaanka baanan ganacsi iyo horumarineed iyada oo mudnaanta la siinayo kuwa gaar ahaaneed (Qod. 13aad ee dastuurka)