Baanka Islaamiga Qodobbada Tusaalaha

Baanka Islaamiga ama Hay’adda ay soo gaadhaan tilmaamaha Baanka Dhexe sida ku cad Cutubkan, waa inay wakhtiga loo cayimo ku hirgelisaa, haddii loo baahdana, ay caddaymo ka keento inay ku dhaqantay wixii la faray.