Barnaamijka Hoy La'aanta Qodobbada Tusaalaha

Barnaamijka Hoy La'aanta. Ugu dar qayb-hoosaad cusub ee d Qodobka III H 1 sida soo socota: Magaalada Boston waxay soo bandhigtay awoodeeda inay wax ka qabato hoy la'aanta shakhsiyaadka iyadoo diiradda saaraysa arinta oo isu keenaysa dadka dhismayaasha dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay.Magaalada Boston iyo BPS waxay iska kaashanayaan barnaamij tijaabo ah oo lagu guriyaynayo1,000 qoy oo hoy la'aan ah oo caruurtooda yihiin arday dugsiyada Boston iyagoo wata qorshayaal kor loogu qaadayo dhamaadka wakhtiga tijaabada si loo dejiyo qoysaska ilaa 4,000 arday hoylaawayaal ah. Waxaan la shaqayn doonaa si wada jir ah kuwa iska kaashanaya barnaamijak tijaabada oo ay ujeedadiis u tahay cirib tirka hoy la'aanta qoysaska ardayda dugsiyada Boston shan sano gudahood.