Bixin qandaraas Qodobbada Tusaalaha

Bixin qandaraas waxaa loola jeedaa dammaanadda hanti guud uu Maamulka heshiis kula gelayo hay’ad aan dowli ahayn waqti go’an ayna ku qaadaneyso khidmad ama xushmad, ama tixgelin kale oo waafaqsan shurrudaha heshiiska qandaraska, si ay u qabato, u maareyso, u adeegsato ama ay u horumariso.