Calaamadee dhamaan sanduuqyada ku haboon Qodobbada Tusaalaha

Calaamadee dhamaan sanduuqyada ku haboon. □ Ma helin wax faa'iidoo xaga gargaarka dadweynaha carruurtan.AMA□ Faa'iidooyinka gargaarka dadweynaha way heleen carruurtan hada ama wayheli doonan. IYO□ Dacwoodaha ayaa u soo diray koobi Waaxda Caafimaadka iyo Adeegyada Aadanaha cabashadan. cinwaanka soo socda: Qaybta Meelmarinta Taageeridda, kormeeraha Xafiiska Dhexe, State Station 11, Augusta, ME 04333-0011. (Koobiga waa in la soo diraa markii carruurta ay helaan, hada ama ay heli doonan cawinaad dadweynaha.)□ Waaxda Caafimaadka iyo Adeegyada Aadanaha waxay soo saartay amartay masruufka carruurta.Haddii amar sidaa ah la soo saaray, waa in lagu lifaaqo koobi amarkas Cabashadan.□ Waaxda Caafimaadka iyo Adeegyada Aadanaha waxay ayaa mas’uul ka ah habeenta dib u eegid, ka beddelid ama dhaqan galinta amar taageero ku saabsan cunugga (carruurta). CODSIYADA DHIBANAHA in furiin lo ogalado iyo in maxkamadda; (Calaamadee dhamaan sanduuqyada ku haboon)□ Go'aami xuquuqda waalidka iyo waajibaadka ku saabsan carruurta yar-yar), oo ay ku jiraan taageerada ilmaha (faylka iyo foomka beddelkeeda FM-050);□ Waxaa gooni ugu dhigataa hantida aan ahayn kwa guurka labada dhinacba una kala qaybi hantida guurka;□ Amarka ah in masruufka la siiyo Dacwoodaha una bixiyo Eedaysanaha (faylka iyo foomka isku beddelashada FM- 043);□ Lacag macquul ah sii qareenka Dacwoodaha (faylka iyo foomka isku beddelashada FM-043); iyo□ Ku beddel magaca Dacwoodaha: . Taariikhda: Saxiixa Dhibbanaha Xeer Ilaaliyaha Dhibanaha: Dhibbanaha: Cinwaan: Cinwaan: Taleefoon: Taleefoon: GOBOLKA MAINE Ismaamul hoosaad Maxkamadda hor yimid dacwoodaha magaciisu kor ku xusan, , oo Dhaartay in oraahda qoran tahay run.Aniga hortayda, Taariikhda: (Qareenka sharciga) (Nootaayaha(ansixiyaha) Guud) (Xigeenka Karaaniga) Eedaysanaha waxuu heystaa 20 maalmood ka dib markii lo gudbiyey dacwad cabosho ah (kobi lagu siyey), si aad ugu soo gudbiso maxkamada jawaab iyo waa inaad sisaa koobiyada oo dhan ee dacwada qofka kale.GOBOLKA MAINE MAXKAMADA DEGMADAGoobta Lambarka dacwada Dhibbane: OGAYSIIS: Foomkan waxaa loogu talagalayujeedooyin tixraac oo keliya. Fadlan ku buuxi Af Ingiriis qaybta Af Ingiriiska ee foomkan. Haddii aad u baahan tahay caawin waxaad tagtaa Xafiiska Karaaniga waxaa laguugu yeedhi doonaa adeeggaay kasoo horjeedo turjumidda. Foomkan waxaad kaloo ka heli kartaa bogga internetka ee:http: //courts.maine.gov/fees_forms/forms. Eedaysanaha: U YEEDHIDDA ARIMAHA QOYSCinwaanka: IYO REEBITAAN HORDHAC AH 19-A M.R.S. §§ 852 iyo 903KU SOCOTA EEDAYSANAHA:Dacwoodaha ayaa kug...