Cash on Hand, Bank, Checking, and Savings Accounts(Check all that apply. C. Lacagta Caddaanka ah, Bankiga, xisaabaha bangiga iyo kuwa keydka (Fadlan dooro kuwa khuseeya.)❑The parties do not have any accounts.Dhinacyada ma laha xisaab bangi.❑The parties agree to the following terms relating to all accounts.Dhinacyadu waxa ay ku heshiiyeen qodobada soo socda ee xisaabta bangiyada. Identify Name of Bank or Financial❑The parties agree to divide/transfer the funds by (date).Dhinacaydu waxa ay isku raaceen in qeysdadaab lacagta ugu dambeyn (taariikh).❑The parties have already divided/transferred the funds per this agreement.Dhinacyadu waxa ay horey u qeybsadeen lacagta sida uu dhigayo heshiiskan.❑Other:Waxyaabo kale: