Dokumintiga Ka qaybgalka Qodobbada Tusaalaha

Dokumintiga Ka qaybgalka waxaa loola jeedaa dokumintiga dalabka ka qaybgalka qandaraaska, soo jeedinta, ama qimo-sheegta iyo dokumentiyada kale ee ay soo saartay Hay’adda Iibinta oo ay tartamayaashu qandaraaska ku saleynayaan ka qaygalkooda.