Furniture, Household Goods, and Other Personal Property(Check all that apply. E. Qalabka Guriga, Maacuunta iyo Waxyaabaha Kale ee Qofku Leeyahay (Calaamadee kan ku haboon.)❑The parties do not have any assets in this category.Dhinacyada ma laha wax hanti ah oo noocan ah.❑The parties have divided the furniture, household goods, and other personal property and are satisfied with the division.Dhinacaydu way qeybsadeen qalabka guriga, maacuunta iyo waxyaabaha kale ee qof kasta leeyahay wayna ku qanacsan yihiin qeybtaas.❑The parties agree to the following terms relating to all furniture, household goods and other personal property. Dhinacyadu waxa ay ku heshiiyeen qodobada soo socda ee la xiriira qalabka guriga, maacuunta iyo waxyaabaha kale ee qof kasta leeyahay. Identify ItemsMagaca SheygaPRIdentify ItemsMagaca SheygaPR ❑❑ ❑❑ ❑❑ ❑❑ ❑❑ ❑❑ ❑❑ ❑❑ ❑❑ ❑❑ ❑❑ ❑❑❑The parties agree to divide the furniture, household goods, and other personal property by (date).Dhinacyadu waxa ay ku heshiiyeen sida loo qeysanayo qalabka guriga, maacuunta iyo waxyaabaha kale ee qof kasta leeyahay ugu dambeyn (taariikh).❑Other:Waxyaabo kale: