Hay’ad guud Qodobbada Tusaalaha

Hay’ad guud waxaa loola jeedaa hay’ad la siiyay miisaaniyad loo qoondeeyey iyo mas’uuliyad qorsheyn iyo adeegsi maalgelintaa, waxayna mataleysaa: Wasaaradaha Xukuumadda Dhexe, waaxyahooda iyo hay’adahooda, awoodaha, hay’adaha kale, hay’adaha qaanuuniga ah, hay’adaha dowladda, hay’adaha gaarka ah ee adeegsada hani dowladeed;