LIISKA ADEEG BIXIYAASHA SAMEEYA DARYEELKA DEGDEGA AH AMA DARYEELKA KALE EE CAAFIMAAD AHAAN MUHIIMKA AH Qodobbada Tusaalaha

LIISKA ADEEG BIXIYAASHA SAMEEYA DARYEELKA DEGDEGA AH AMA DARYEELKA KALE EE CAAFIMAAD AHAAN MUHIIMKA AH. Lifaaqa webka oo laga helaayo Liiska Adeeg Bixiyaasha Caawimaada Dhaqaalaha ee CMH ayaa laga heli karaa:https://www.cmhc.org/patients-visitors/billing-financial-information/financial-assistance/ Boggaan waxaad ka helaysaa liiska adeeg bixiyaasha isbitaallada CMH oo Daryeelka degdeg a ama Caafimaad ahaan Muhiimka ah bixiya aana ku jirin Xeerkaan. CMH waxay si joogto ah u cusboonaysiisaa liiska adeeg bixiyaasheena aan shaqaalaha ahayn si loo xaqiijiyo in liisku yahay midsax ah oo cusub. Hase yeeshee, waxaa jiri kara xiliyo aan la cusboonaysiin liiskaan si loogu daro adeeg bixiyaal cusub ama loo muujiyo isbadal ku yimid xaalada adeeg bixiye oo ku aadan inuu ku jiro ama uusan ku jirin Xeerkaan. CMH waxay ku talinaysaa in shaqsiyaadku la tashadaan la taliyahooda dhaqaalaha ee CMH markasta oo ay suurtagalayso si loo hubiyo xogta ku saabsan adeeg bixiye gaar ah ay si sax ugu jirto liiska.