Macluumaad Dheeri ah iyo Dhegaysi Cadaalad ah. Kani waa khulaasada Heshiiska Guri dejinta. Haddii aad doonaysid in aad ogaatid wax baddan oo kusaabsan Heshiiska Guri dejinta ama in aad lawadaagto ra'iyigaada Qaaliga, waxaad haysataa doorashooyin baddan.