Meeleyn Qodobbada Tusaalaha

Meeleyn waxaa loola jeedaa iibin ama tuuris wax aan adeegsi lahayn, dug ah ama keenis dheeri ah iyo qalab oo ay Hay’adda iibsigu leedahay sida ku cad sharcigan.