Qaraabada soke Qodobbada Tusaalaha

Qaraabada soke waxaa loola jeedaa oo ka mid ah waalidka, xaaska, caruurta, xididka iyo adeer, abti iyo eeddo, habaryar, ina-adeer iyo ina-abti.