Qodobka 34aad Awooda Bangiga Somaliland u leeyahay soo dhexgelida maaraynta bangiyadda Qodobbada Tusaalaha

Qodobka 34aad Awooda Bangiga Somaliland u leeyahay soo dhexgelida maaraynta bangiyadda. Haddii ay timaado xaalad maamul ama maaliyadeed oo keeni karta in baan islaami ahi xidhmo halisna ku ah maslaxada dhigaalayda baanka iyo dhaqaale ee wadanka labadaba isla markaana loo waayay wax maarayna xaaladaas, waxaa: