Family Agreement to Children’s Intensive In-Home Behavioral Support (CIIBS) Program
DEVELOPMENTAL DISABILITIES ADMINISTRATION (DDA)
Heshiiska Qoyska ee ku saabsan Daryeelka Deg-dega ah ee Carruurta Gudaha-Guriga ah Barnaamijka Taageerada (CIIBS) Hab dhaqanka
Family Agreement to Children’s Intensive In-Home Behavioral Support (CIIBS) Program
MAGACA DHALLINYARKA / ILMAHA | TAARIIKHDA DHALLASHADA DHALLINYARKA / ILMAHA | LAMBARKA AQOONSIGA EE ADSA | TAARIIKHDA HESHIISKA |
WAALIDKA/MAS'UULKA | DARYEEL BIXIYAHA AASAASIGA AH (HADDII UU YAHAY QOF AANAN AHAYN WAALIDKA/MAS'UULKA) | ||
WAALIDKA/MAS'UULKA | DARYEEL BIXIYAHA AASAASIGA AH (HADDII UU YAHAY QOF AANAN AHAYN WAALIDKA/MAS'UULKA) | ||
Anigu waxaan ballan ku marayaa in aan si buuxda uga qayb qaato barnaamijka CIIBS intiiba uu ilmahaygu ku jiro ama ku qoranyahay barnaamijka. Midaan waxaa kamid ah in lala shaqeeyo DDA iyo takhasusle hab dhaqan qandaraas lala galay midkaas oo aan dooranayo si uu u sameeyo qorshe taageero hab dhaqan wanaagsan oo ku haboon ilmahayga iyo qoyska. Marka aan oggolaado qorshaha hab dhaqanka, Waxaan oggolaanayaa in aan lasii wado ilmahayga oona qaato tababar. Waxaan oggolahay in aan ula shaqeeyo si koox ah bixiyayaasha adeega ku bixinaya gurigayga. Si wada jir ah waxaynu dib-u eegis ku wada samaynaynaa isbedelada ku dhaca qorshaha hab dhaqanka intiiba loo baahdo. Anigu waan fahansanahay in barnaamijka CIIBS uu u shaqeeyo sida ugu fiican xxxxxx xxxxxxxx xxxxx xxxxxxxxx ilmahayga ay u wada shaqeeyaan si wada jir ah. Anigu waan oggolahay in aan ku caawiyo dhisida ama samaynta koox dad ah kuwaas oo wada kulmi doona ugu yaraan (3) bilood kasta. Kooxdaan waxaa kamid noqon doona qoyskayga, saaxiibadayda, xubnaha bulshada, bixiyayaasha adeega, shaqaalaha iskuulka, iyo dadkale oo xirfadlayaal ah oo arintu ku lug leh. Maadaama ujeeddada kooxdan ay tahay in lagu caawiyo guusha ilmahayga, Waxaan hubsan doonaa in dhammaan xubnaha ay u ixtiraamaan ilmahayga sida qayb kamid ah kooxda. Waxaan ku boorin doonaa ilmahayga in uu gaaro ama qaato doorashooyinka ku saabsan waxyaabaha uu jecelyahay, necebyahay, baahooyinkiisa, hawlaha, iyo xeeladaha. Anigu waan fahansanahay in kaqayb qaadashada barnaamijkan ay tahay in macluumaadka ku saabsan arimahaan soo socda la aruurin doono xxxx xxx-u eegis loogu samayn doono si joogto ah: • Hab dhaqanka ilmahayga; • Wel-xxxxx qoyska; iyo • Kaqayb qaadashada dhammaan xubnaha taageerada kooxda, anigu kamid ahay. Anigu waan fahansanahay in dhammaan macluumaadka shakhsiyeed laga dhigi doono kuwo sir ah. Warbixinada ku saabsan barnaamijka ma adeegsan doonaan magacyada ama macluumaad kale kuwaas oo anaga la inagu aqoonsan karo. Anigu waan oggolahay in aan ciyaaro door wanaagsan, wax tar leh oo ku saabsan caawinta ilmahayga iyo in looga hadlo hab dhaqanada tooska caawimaada kooxda taageerada ilmahayga. | |||
SAXIIXA(SAXIIXYADA) WAALIDKA / MAS'UULKA | TAARIIKHDA | ||
SAXIIXA(SAXIIXYADA) WAALIDKA / MAS'UULKA | TAARIIKHDA | ||
SAXIIXA DARYEEL BIXIYAHA AASAASIGA AH (HADDII UU YAHAY QOF AANAN AHAYN WAALIDKA/MAS'UULKA) | TAARIIKHDA | ||
SAXIIXA DARYEEL BIXIYAHA AASAASIGA AH (HADDII UU YAHAY QOF AANAN AHAYN WAALIDKA/MAS'UULKA) | TAARIIKHDA | ||
SAXIIXA ILMAHA (HADDII UU YAHAY QOF AANAN XXXXX XXXXXXXX/MAS'UULKA) | TAARIIKHDA | ||
SAXIIXA MAAMULAHA XOGTA / KIISKA | TAARIIKHDA HESHIISKA LA HELAY |