Dalabka Deeqda Gargaarka Ganacsiga yaryar ee LISC
Dalabka Deeqda Gargaarka Ganacsiga yaryar ee LISC
Foomkan codsiga wuxuu uruuriyaa macluumaad hordhac ah oo ku saabsan meherad doonaysa Deeqda Gargaarka Ganacsiga Yaryar. Kahor intaadan bilaabin, waxaan kula talineynaa in jawaab bixiyaasha ay akhriyaan Su'aalahan Badanaa Layswaydiiyo ee Internetka laga helayo wixii macluumaad dheeri ah ee ku saabsan wareegan ee Deeqda Gargaarka Ganacsiga Yaryar.
Shuruudaha iyo Xaaladaha
Codsadayaasha ayaa dalban kara hal mar wareegan iyo hal ganacsi kaliya. Milkiilayaasha ganacsiga leh meherado badan, fadlan dhamaystir sahankan ku saleysan ganacsigaaga ugu weyn ee aad leedahay. Deeq kastaa waxay ku xadidan tahay hal deeq shaqsi iyo aqoonsi cashuureed ganacsi. Abaalmarinno ayaa loo samayn doonaa ganacsatada aqoonta u leh, iyo u-qalmitaanka wuxuu ku saleysan yahay soo gudbin sax ah oo dhammaystiran.
Mudnaanta waxaa la siin doonaa ganacsatada laga tirada badan yahay, haweenka-, iyo kuwa ruug- caddaa ah ee leh ganacsiyada. Dhammaan dadka guuleystay waa inay caddeeyaan inay horumarinayaan danaha ugu wanaagsan ee bulshada oo ay si xun u saameeyeen dhibaatada COVID-19. Ururada aan faa'ido doonka aheyn uma qalmaan inay codsadaan dalabkan.
Haddii ganacsigaaga loo xusho inuu yahay guuleyste, waxaa lagugu soo ogeysiinayaa imayl. Haddii laguu doorto sida qof ku guulaystay dammaanad kama qaadayso in abaalmarin lagu siin doono. Guuleyste ahaan, dukumiinti dheeraad ah ayaa loo baahan doonaa, oo ay ku jiraan SSN, TIN/ITIN iyo/ama EIN loogu talagalay codsadaha iyo/ama ganacsiga si aan u fulinno dadaalka habboon ee looga baahan yahay ilaha maalgelinta barnaamijka. Baadhitaankan dadaalka badan wuxuu ku xxxx xxxxx xxxx raac asal ah oo aan ku fulin doono kharashkeena. Haddii tallaabada habsami u socodka ay si guul leh ku dhammaato, waxaan ku weydiisan doonnaa W-9 iyo macluumaadka bangiga ee ku habboon si aannu oogasoo xxxxxx lacagta ACH akoonkaada loogu talagalay.
Asturnaanta: Macluumaadka lagu bixiyo habka loo maro codsiga waa mas'uuliyadda codsade kasta. Codsiyada loo gudbiyo xariirka ayaa wali sir u ah dadweynaha iyo codsadayaasha xxxx xx la
shaqeeya. Codsadayaashu ma u qaban doonaan LISC, kuwa ay ku xiran yihiin, xubnaha, shuraakada iyo shaqaalaha ayaa mas'uul ka ah wixii khasaare ah, waxyeelo ah, kharash ah, ama kharash-bixin, nooc kasta oo la xidhiidha adeegsiga ama ku habboonaanta, sax ahaanta, ama dhammaystirka wixii macluumaad ah ee lagu soo buuxiyo foomka. Wixii ah macluumaad dheeri ah fadlan fiiri Nidaamka asturnaanta LISC. Xogta kuqoran foomkan aaminka ah waxay isticmaashaa FormAssembly. Xxxxx xxxxxxxxxx dheeri ah.
Khilaafka Xiisaha: Agaasimayaasha hadda jira, saraakiisha, shaqaalaha iyo qandaraaslayaasha LISC iyo shaqsiyaadka qoyska xubnaha ka ah (xaas, waalidiinta, caruurta, ayeeyo, ilmo awoowe loo yahay iyo caruurta abshaxanka loo yahay, iyo caruurta xaaska, ilmo awoowe loo yahay iyo caruurta abshaxanka loo yahay) uma qalmaan inay dalbadaan ama raadsadaan abaalmarin.
Ogaysiinta: Haddii lagu abaalmariyo, fadlan lasoco in macluumaadka ganacsadaha/macluumaadka codsiga codsadaha, magaca, bayaannada, iyo macluumaadka xxxx xx la bixiyo inta lagu gudajiro nidaamka abaalmarinta loo isticmaali karo ujeedo dalacsiin ah dhammaan noocyada iyo warbaahinta iyo ganacsadaha/codsadaha waxaa laso xiriiri karaa LISC iyo/ama barnaamijku wuxuu kafaala qaadaa ujeeddooyinkaas oo kale. Codsaduhu wuxuu siiyaa LISC iyo barnaamijku wuxuu kafaala qaadaa ruqsad
joogto ah si loogu isticmaalo macluumaadka noocaas iyada oo aan la siin magdhow dheeri ah (marka laga reebo halka sharcigu uu mamnuucay), iyo iyada oo aan wax xuquuq ah u lahayn dib u eegista iyo/ama oggolaanshaha nuxurkan oo kale. Ilaa la ogeysiiyo, codsadayaashu waa inay oggolaadaan inaysan la wadaagin dadweynaha wax xaalad ah ee guulaystaha, oo ay ku jiraan laakiin aan ku xaddidnayn dhammaan aaladaha warbaahinta bulshada, warbaahinta wararka, ama daabacaadaha maxalliga ah.
Korjoogtaynta: LISC waxaa laga yaabaa inay la socoto oo ay qabato howlo qiimeyn ah oo ay maalgaliso Deeqda Gargaarka Ganacsiga Yaryar ee LISC. Tani waxay ku lug yeelan kartaa dib u eegista xogta tirade ama tayo ahaanta loo baahan yahay si loo fahmo saameynta maalgalinta.
Hagida Xxx Xxxxxxxx: Waxaa lagu taliyay ka hor intaad la buuxin iyo lasoo gudbinin foomka xxxxxx tooska ah, jawaab bixiyayaashu inay jawaabahooda ku keydiyaan dokumenti kale oo gooni ah, maxaa yeelay shaqadaada lama kaydin karo haddii aad ka baxdid bogga kahor intaadan gudbin arjiga. Waxaad sidoo kale waayi kartaa shaqadaada haddii internetkaagu ka bixiso, ama ay sabab u tahay arrimaha xxxx xx daalacashada shabakadda. Ma aqbali karno isbeddelada arjigaaga mar haddii lasoo gudbiyo, xxxxx xxxxxx si taxaddar leh dib ugu eeg.
Waxaad arki doontaa bogga xaqiijinta xx xxx markii lagu guulaysto dhammaystirka barnaamijkan.
1. Waxaan qirayaa in aan aqriyay oo aan oggolaaday Shuruudaha iyo Xaaladaha kor ku xusan:
• Haa
• Maya
Dalabka Deeqda Gargaarka Ganacsiga yaryar ee LISC – Bogga 2
2. Miyaad dhammaystiraysaa codsigan adoo matalaya meheradda?
• Haa
Fadlan diyaar u noqo inaad siiso macluumaad hogaanka milkiilaha ganacsiga.
• Maya, waxaan ahay milkiilaha ganacsiga.
3. Macluumaadka Mulkiilaha Hogaanka Ganacsiga
Fadlan la soco: milkiileyaasha ganacsiyada yaryar ayaa codsan kara hal ganacsi kaliya. Milkiilayaasha ganacsiga leh meherado badan, fadlan dhamaystir codsigan adigoo ku saleynaya ganacsigaaga ugu weyn ee aad leedahay. Deeq kastaa waxay ku xadidan tahay hal deeq shaqsi iyo aqoonsi cashuureed ganacsi.
3. Macluumaadka Mulkiilaha Hogaanka Ganacsiga
3.1 Magaca Kowaad
3.2 Magaxa Dhexe
3.3 Magaca Awoowe/Danbe
4. Imaylka Aasaasiga ah ee Xiriirka
4.1 Imaylka aan Asaasiga ahayn ee Xiriirka: (Ikhtiyaari ah)
5. Waa maxay lambarka taleefanka ugu wanaagsan xx xxxxxx soo xiriiri karo meheradda/ganacsiga?
• Lambarka Taleefoonka Joogtada ah ee Ganacsiga
• Lambarka Taleefoonka Xxxxxxxxxx Xxxxxxxxx
5.1 Lambarka Taleefoonka Joogtada ah ee Ganacsiga (Lambarada kaliya - xariijin aan ku jirin)
5.1 Lambarka Taleefoonka Mulkiilaha Ganacsiga (Lambarada kaliya - xariijin aan ku jirin)
6. Macluumaadka Ganacsiga
6.1 Websaydh (Hadduu jirin gali N/A)
6.2 Xxxxxxxx Xxxxxx Xxxxxxxx Asaaasiga ah ee Ganacsiga (Facebook, Twitter, ama Instagram)
6.3 Magaca Ganacsiga Sharciga ah (ku dar dba haddii lagu dabaqi karo)
6.4 Cinwaanka Ganacsiga (Goobta ay ku taalo Ganacsiga)
6.5 Ciwaanka Leenka 2aad ee Ganacsiga (Qolka, Dabaqa, Iwm. - Hadey Ku habboontahay)
6.6 Caasimada/Magaalada Ganacsiga
6.7 Gobalka Ganacsiga/Wadanka
6.8 Zip Code-ka Ganacsiga
7. Macluumaadka Ganacsiga xx Xxxx
7.1 Ma awoodaa inaad hesho oo aad ka soo qaadatid boosto cinwaanka ganacsigaaga?
• Haa
• Maya
7.2 Haddaysan ahayn sidaas, waa maxay cinwaanka boostada hadda ee ganacsigu? (Xxxxxx, Magaalada, Gobalka, Zip-ka)
Macluumaadka Ganacsiga ee Intaas Xxxxx
8. Qaab dhismeedka Ganacsiga
• Shirkad
• Xxxxxxx Xxxxxxxx
• Xxxxxxxxx Xxxxxxxxxxxx Xxxxxxxx
• Shuraako (Guud iyo Xaddidan)
• Wax kale - Fadlan cadee (Xusuusin, ururrada samafalka uma qalmaan):
9. Sanadada Ganacsi Aad Waday
• 2 sanno ama ka yar
• 3-5 sanno
• 6-9 sanno
• 10 sanno ama ka badan
10. Muxuu ahaa daqliga guud ee ganacsigaaga taariikhda jadwalka sanadka 2019 (1/1/2019 illaa 12/31/2019)?
• Wax kayar $100,000
• $100,000 ilaa $299,999
• $300,000 ilaa $499,999
• $500,000 ilaa $999,999
• $1,000,000 ama ka badan
• Ganacsigeygu ma uusan lahayn dakhli wanaagsan jadwalka sanadka 2019
• GGanacsigeygu ma jirin
Cadadka Guud ee Shaqaalaha
Su'aalaha soo socdaa waxay wax ka weydiinayaan tirada shaqaalaha ganacsiga. Qeybtaan, shaqaalaha waqtiga-buuxa waa kuwa shaqeeya 35 saacadood/usbuucii ama wax ka badan; shaqaalaha wakhtiga- xxxxxx waa kuwa shaqeeya wax ka yar 35 saacadood/usbuucii.
11. Xxxx ugu fiican ee aad ogtahay aqoontaada, immisa shaqaale oo wakhti buuxa ah, oo aad adigu kujirto, xxxx xxxxxxxxx shaqaaleysiiyay ilaa Janaayo 2020? Gali lambar 0 haddii aysan jirin shaqaale Waqti Buuxa ah.
12. Xxxx ugu fiican ee aad ogtahay aqoontaada, immisa shaqaale oo wakhti xxxxxx xx, oo aad adigu kujirto, ayay ganacsigu shaqaaleysiiyay ilaa Janaayo 2020? Gali lambar 0 haddii aysan jirin shaqaale Waqti Xxxxxx.
13. Xxxx ugu fiican ee aad ogtahay aqoontaada, immisa shaqaale oo wakhti buuxa ah, oo aad adigu kujirto, ayay ganacsigu shaqaaleysiiyay ilaa Abriil 2020? Gali lambar 0 haddii aysan jirin shaqaale Waqti Buuxa ah.
14. Xxxx ugu fiican ee aad ogtahay aqoontaada, immisa shaqaale oo wakhti xxxxxx xx, oo aad adigu kujirto, ayay ganacsigu shaqaaleysiiyay ilaa Abriil 2020? Gali lambar 0 haddii aysan jirin shaqaale Waqti Xxxxxx.
Warshadaha Wax soo saarka Aasaasiga ah
15. Waa maxay waxsoo saarkaaga aasaasiga ah? (Dooro hal)
• Beeraha, Dhirta, Kalluumeysiga iyo Ugaarsiga (oo ay ku jiraan beeraha, beeraha lo'da, rug caano, aqalka dhirta lagu koriyo, guryaha lagu koriyo, xannaanooyinka, beeraha miraha, ama meelaha lagu kiciyo ukumaha)
• Macdanta, Dhagax jabis iyo Soosaarida Saliida iyo Gaaska (waxaa ka mid ah dhismayaasha soosaara ama ka faa'iideyste macdanta adkaha ee dabiiciga ah)
• Shirkada bulshada u adeegto (waxaa ka mid ah bixinta korontada, gaaska dabiiciga, bixinta uumiga, biyo bixinta, iyo saarida bullaacadda)
• Dhismo (waxaa ku jira qandaraasleyaasha guud, qandaraasleyaasha ganacsiga sida rinjiyeynta, dhagax dhigida, tuubooyinka, shaqada korontada, iwm.)
• Waxsoosaarka (waxaa ka mid ah warshadaha, sameeyayaasha, shirkada rootiga, kuwa sameeya nacnaca, harqaan xxxxx dharka tolo, iwm.)
• Ganacsiga Jumlada (waxaa ku jira ganacsatada iibiyaasha iyo qeybiyaasha)
• Ganacsiga tafaariiqda (waxaa ka mid ah bakhaarada cuntada, raashinka iyo dukaannada ku habboon, bakhaarada qalabka dhismaha, xanaanada/xarumaha beeraha, dukaannada ubaxa, dukaannada buugaagta, iibiyaasha baabuurta, dukaamada dharka, iwm.)
15.1 (Ganacsiga tafaariiqda) Ganacsigaagu ma yahay:
• Dukaanka dharka
• Dukaanka Alaabada
• Dukaanka Cuntada
• Dukaanka Dhismaha
• Maaha midna kuwa kor ku xusan
• Gaadiidka iyo Keydinta (waxaa ka mid ah bixinta qaadida rakaabka iyo xamuulka, bakhaarka iyo kaydinta alaabada, gaadiidka dalxiiska iyo goobaha soo jiidashada)
• Akhbaar (oo ay ku jiraan wargeysyada iyo daabacayaasha xilliyeed, soo-saareyaasha filimka, muusig iyo soo-saareyaasha raadiyow, iwm)
• Maaliyadda iyo Caymiska (waxaa ka mid ah bangiyada, ururada deynta, hay'adaha keydka, hay'adaha deynta aan deebaajiga ahayn, hay'adaha caymiska, iwm.)
• Xxxxx Xx-Xxxxxxxx iyo Lacagta kirada iyo ijarashada (waxaa ku jira maaraynta alaabta, maareynta hantida iyo ijaarashada)
• Adeegyada Xirfadeed, Sayniska iyo Farsamada, Sayniska, iyo Adeegyada Farsamada (waxaa ka mid ah adeegyada sharciga, xisaabaadka iyo canshuuraha, adeegyada naqshadaynta, injineernimada iyo naqshadeynta, la tashiga, adeegyada suuq geynta, adeegyada xoolaha, iwm.)
• Maareynta Shirkadaha xxx Xxxxxxx (oo ay ku jiraan aasaasidda mid maamula, kormeera, ama maamusha waxay lahaan karaan damaanada shirkadda ama hawsha)
• Adeegyada Maamulka iyo Taageerada xxx Xxxxxxxxx Xxxxxxxx xxx Xxxxxxxxx (waxaa ku jira hay'ado fuliya howlaha taageerada joogtada ah ee howl-maalmeedka ururada kale si loogu daro maaraynta qashinka iyo adeegyada daaweynta)
• Adeegyada Waxbarashada (oo ay ku jiraan dugsiga xxxxx iyo dugsiga sare, farsamada, xirfadaha iyo tababarada ganacsiga, dugsiga luuqada, ciyaaraha iyo tababarka madadaalada, iwm.)
15.1 (Adeegyada Waxbarashada) Ganacsigaagu ma yahay:
• Xannaano-maalmeed
• Dugsi lagu xxxxx Xxxxxxx
• Dugsiga Farsamada/Ganacsiga
• Maaha midna kuwa kor ku xusan
• Daryeelka Caafimaadka & Caawimada Bulshada (oo ay ku jiraan xafiiska dhakhaatiirta iyo ilkaha, xarumaha qorshaynta qoyska, daryeelka kalkaalinta, adeegyada dhallaanka iyo dhalinyarada, adeegyada xanaano maalmeedka ilmaha)
• Fanka, Shactiraynta, xxx Xxxxxxxxxxx (ay ka mid yihiin tiyaatarka, qoob-ka-ciyaarka iyo shirkadaha muusikada, matxafyada, kooxaha isboortiga, farshaxanka faneed, xarumaha jimicsiga iyo madadaalada, iwm)
• Hoyga iyo Adeegyada Cuntada (oo ay ku jiraan hoteellada, makhaayadaha, baararka, iibiyaha cuntada la qaadan karo, iwm)
15.1 (Xxxxxx Xxxxx iyo Cunada) Ganacsigaagu ma yahay:
• Baar
• Huteel/Huteelada Xxxxxx Dhineceeda ku yaalo/Kirada Xiliga fasaxa
• Iibiyaha Cuntada Dadka loo geeyo
• Makhaayad
• Maaha midna kuwa kor ku xusan
• Adeegyada kale (waxaa ka mid ah adeegyada hagaajinta iyo dayactirka, adeegyada daryeelka shakhsi ahaaneed sida saluunada ciddiyaha iyo timaha, firaaqyada, meelaha daliiga, tima jaraha iyo nadiifinta qalalan iyo adeegyada dharka, iwm.)
Xogta Dhaqaale-Bulsheed
Qaybta xigta ee sahanka waxay codsanaysaa xogta dhaqale-bulsheed ee ku saabsan hogaanka milkiilaha ganacsiga waana mid ikhtiyaari ah. Fadlan bixi macluumaad ku saleysan sida hogaanka milkiilaha ganacsiga iskiis u aqoonsado.
16. Da'da
Mulkiileyaasha ganacsigu waxay u baahan yihiin inay jiraan ugu yaraan 18 sano.
• 18-24
• 25-34
• 35-44
• 45-54
• 55-64
• 65+
• Waxaan doorbiday inaana sheegin
17. Xxxxxxx
• Dhedig
• Lab
• Jinsi aan lahayn
• Midkale
• Waxaan doorbiday inaana sheegin
18. Khabiir-isyaanada ah
(Hadday Haa tahay, waxaad u baahan doontaa inaad bixiso macluumaadka DD214)
• Haa
• Maya
• Waxaan doorbiday inaana sheegin
19. Jinsiyada/Qowmiyadda
(Fadlan sheeg ayadoo ku saleysan sida hogaanka milkiilaha ganacsiga iskiis u aqoonsado)
• Madowga Mareynkan
• Hindida Maraykanka ah/Alaskan Dhalad ah
• Asian
• Hawaiian Dhaladka ah/Dadka daga Jasiirada Pacific
• Hisbaanik/Laatiin
• Caddaan
• Biracial
• Dhaqan badan
• Waxaan doorbiday inaana sheegin
Macluumaadka Deeqda Soo-kabashada
20. Waa maxay qadarka deeqda ah ee aad codsaneyso?
• $5,000
• $7,500
• $10,000
21. Waa xxxxx xxxxxxxxx ugu weyn ee deeqdan?
• Mushaharka shaqaalaha
• Alaabta hawlgallada socda
• Biilasha waqtigoodii dhamaaday iyo biilalka (kirada, saadka, iwm.)
• Kuwa kale - (xxxxxx xxxxx:
22. Xxxx xxxxx sida ugu fiican xxxxxxxx xxxxxx xxxxxxxxx:
• Xxxxxx Xxxxxx Xxxxx Xxxxxxx
• Meel ganacsiga ee aan u kiraynayaa ganacsigayga.
• Waxaan u qoondeeyay qayb ka mid ah heshiiskayga kirada ganacsigeyga ku saleysan guriga
• Maaha midna kuwa kor ku xusan
23. Haddii heshiis ijaarte yahay, milkiilahaagu ma siiyay wax kiro dhimis ama kordhin ah?
• Haa
• Maya
• Ma khuseyso
24. Hada miyaa lagugu leeyahay lacag aadan bixinin oo laxiriira ganacsiga?
• Haa
• Maya
• Ma khuseyso
25. Miyaad wali awood u leedahay inaad iibiso alaabtaada/adeegyadaada?
• Haa
• Haa, laakiin maahan awood buuxda
• Maya
26. Xxxx ugu fiican ee aqoontaada ah, sidee dakhligaaga Abriil 2020 u barbar dhigaysaa Janaayo 2020?
• Hoos udhacday in ka yar 20%
• Hoos udhacday inta udhaxayso 20 ilaa 49%
• Hoos u dhacday 50% ama in ka badan
• Waa sideedii
• Kordhay
• Ma Garanayo/Jawaab Mahayi
27. Xxxx ugu fiican ee aqoontaada ah, sidee ayaad dakhligaaga bishan Abriil u barbar dhigaysaa bishii Abriil 2019?
• Hoos udhacday in ka yar 20%
• Hoos udhacday inta udhaxayso 20 ilaa 49%
• Hoos u dhacday 50% ama in ka badan
• Waa sideedii
• Kordhay
• Ma Garanayo/Jawaab Mahayi
28. Adeegyadee ka duwan ayaad ku bixinaysaa xxxxx xxx eego COVID-19? (Calaameey inta ay quseyso)
• Guriga Geeyaa
• Ka qaadashada Dukaanka
• Adeegyada Xxxx xx Ku taxan
• Saacadaha la isbuuniyay
• Ma khuseyso
• Kuwa kale - fadlan sheeg
29. Faallooyinka guud ama macluumaad kasta oo adiga kugu saabsan iyo/ama ganacsiga iyo sida COVID- 19 uu kuu saameeyay ee aad jeclaan lahayd inaad nala wadaagto.
Shuruuhda La Diiday
Xxxx xx mahadsantahay xiisaha aad u qabto Barnaamijka Deeqda Gargaarka Ganacsiga yaryar ee LISC Ma awoodi doonno inaanu socodsiinno wax dalab codsi ah oo ku saabsan meheraddaada iyadoo aan xx xxxxx heshiis weedhaha iyo shuruudaha. Haddii aad qabtid su'aalo ama caddeyn, xxxxxx xxxxx soo dir emaylka cinwaanka ah: XxxxxXxxxxxxxXxxxxx@xxxx.xxx siina wad inaad kormeerto bogga jawaabaha COVID-19 ee LISC wixii ah cusbboonaysiinta ilo dheeraad ah iyo barnaamijyo.
Bogga u Dambeeyay iyo Xxx Xxxxxxxx
Xxxx xx mahadsan tahay inaad dhammaystirto dalabkaaga. Fadlan guji badhanka xxxxx xx ku qoran Submit' si aad u dhammaystirto soo gudbintaada.
Haddii ganacsigaaga loo xusho inuu yahay guuleyste, waxaa lagugu soo ogeysiinayaa imayl. Haddii laguu doorto sida qof ku guulaystay dammaanad kama qaadayso in abaalmarin lagu siin doono. Guuleyste ahaan, dukumiinti dheeraad ah ayaa loo baahan doonaa, oo ay ku jiraan SSN, TIN/ITIN iyo/ama EIN loogu talagalay codsadaha iyo/ama ganacsiga si aan u fulinno dadaalka habboon ee looga baahan yahay ilaha maalgelinta barnaamijka.
Baadhitaankan dadaalka badan wuxuu ku xxxx xxxxx xxxx raac asal ah oo aan ku fulin doono kharashkeena. Haddii tallaabada habsami u socodka ay si guul leh ku dhammaato, waxaan ku weydiisan doonnaa W-9 iyo macluumaadka bangiga ee ku habboon si aannu oogasoo xxxxxx lacagta ACH akoonkaada loogu talagalay.
Wixii ah Su'aalaha guud, fadlan ka hubi Su'aalaha Badanaa la Isweydiiyo(FAQ) si joogto ah wixii ku saabsan cusboonaysiinta ku saabsan Deeqda Gargaarka Ganacsiga yaryar ee LISC. Su'aalaha dheeraadka ah ee aan looga jawaabin Su'aalaha Badanaa la Isweydiiyo(FAQ), fadlan imayl udir ciwaanka XxxxxXxxxxxxxXxxxxx@xxxx.xxx. Waxaan si joogto ah ula soconeynaa imaylkan oo waxaan cusbooneysiin doonnaa Su'aalaheena Badanaa la isweydiiyo(FAQ) si haboon.
Su'aalaha amniga xogta, fadlan dib u eeg Nidaamka Asturnaanta ee LISC.
Si aad u hesho macluumaad cusub oo ku saabsan ilo dheeraad ah iyo barnaamijyo, booqo bogga jawaabta COVID-19ee LISC.
Adigoo magacaaga ku saxiixaya oo gudbinayo arjiga xxxxx, waxaad xaqiijineysaa in macluumaadka la bixiyay ee ku saabsan adiga iyo ganacsigaaga ay run yihiin marka dhammaan wax kasta oo la eego.
Xxxxxxxxx ugu danbaysa
Xxxx xx mahadsantahay soo gudbintaada. Xxxxxx wuxuu mujinayaa xaqiijin ah in soo gudbintaada la helay.