Ogeysiiska Waalidka Nidaamka ilaalintaOgeysiiska Waalidka Nidaamka Ilaalinta • July 1st, 2022
Contract Type FiledJuly 1st, 2022Waxaad naga heleysaa Ogeysiiskaan oo ah Nidaamkan (Ogeysiin) sababta oo ah in wiilkaada ama gabadhaada (arday) loo gudbiyay in qiimeyn lagu sameeyo ama hadda uu helayo adeeg waxbarasho oo qaas ah. Haddii ardyagaada uu u qalmo waxbarasho qaas ah, iskoolka degmada waa inuu bixiyaa waxbarasho ku haboon ee lacag la’aan ah, taas oo loo soo gaabiyo FAPE (oo ah Waxbarashada ku haboon ardayga oo lacag la’aan ah.) Si loo bixiyo FAPE, iskoolka degmada waa inuu kuula shaqeeyaa si iskaashi ah. Waxaad xubin ka noqon doontaa kooxda Barnaamijka Waxbarasho Gaarka u ah Shaqsiga oo loo yaqaan (Individualized Educational Program) loona soo gaabiyo (IEP.)1 IEP-ga waa inuu tafaasiil ka bixiyaa baahida gaarka u ah ardaygaada oo ay kamid tahay adeeg caawin oo ku filan in ardayga u sahasho horay u socod aqooneed ee micno leh iyo in laga caawiyo ardaygaada inuu helo tacliin iyo xirfad, ay kamid tahay horumarinta shucuurtiisa iyo bulsho-nimadiisa, taaso oo ku saleysan qaab u socodka laga filayo horay u socodkii
Ogeysiiska Waalidka Nidaamka ilaalintaOgeysiiska Waalidka Nidaamka Ilaalinta • December 14th, 2019
Contract Type FiledDecember 14th, 2019Waxaad naga heleysaa Ogeysiiskaan oo ah Nidaamkan (Ogeysiin) sababta oo ah in wiilkaada ama gabadhaada (arday) loo gudbiyay in qiimeyn lagu sameeyo ama hadda uu helayo adeeg waxbarasho oo qaas ah. Haddii ardyagaada uu u qalmo waxbarasho qaas ah, iskoolka degmada waa inuu bixiyaa waxbarasho ku haboon ee lacag la’aan ah, taas oo loo soo gaabiyo FAPE (oo ah Waxbarashada ku haboon ardayga oo lacag la’aan ah.) Si loo bixiyo FAPE, iskoolka degmada waa inuu kuula shaqeeyaa si iskaashi ah. Waxaad xubin ka noqon doontaa kooxda Barnaamijka Waxbarasho Gaarka u ah Shaqsiga oo loo yaqaan (Individualized Educational Program) loona soo gaabiyo (IEP.)1 IEP-ga waa inuu tafaasiil ka bixiyaa baahida gaarka u ah ardaygaada oo ay kamid tahay adeeg caawin oo ku filan in ardayga u sahasho horay u socod aqooneed ee micno leh iyo in laga caawiyo ardaygaada inuu helo tacliin iyo xirfad, ay kamid tahay horumarinta shucuurtiisa iyo bulsho-nimadiisa, taaso oo ku saleysan qaab u socodka laga filayo horay u socodkii