Ogeysiiska Waalidka Nidaamka ilaalintaOgeysiiska Waalidka Nidaamka Ilaalinta • July 1st, 2022
Contract Type FiledJuly 1st, 2022Waxaad naga heleysaa Ogeysiiskaan oo ah Nidaamkan (Ogeysiin) sababta oo ah in wiilkaada ama gabadhaada (arday) loo gudbiyay in qiimeyn lagu sameeyo ama hadda uu helayo adeeg waxbarasho oo qaas ah. Haddii ardyagaada uu u qalmo waxbarasho qaas ah, iskoolka degmada waa inuu bixiyaa waxbarasho ku haboon ee lacag la’aan ah, taas oo loo soo gaabiyo FAPE (oo ah Waxbarashada ku haboon ardayga oo lacag la’aan ah.) Si loo bixiyo FAPE, iskoolka degmada waa inuu kuula shaqeeyaa si iskaashi ah. Waxaad xubin ka noqon doontaa kooxda Barnaamijka Waxbarasho Gaarka u ah Shaqsiga oo loo yaqaan (Individualized Educational Program) loona soo gaabiyo (IEP.)1 IEP-ga waa inuu tafaasiil ka bixiyaa baahida gaarka u ah ardaygaada oo ay kamid tahay adeeg caawin oo ku filan in ardayga u sahasho horay u socod aqooneed ee micno leh iyo in laga caawiyo ardaygaada inuu helo tacliin iyo xirfad, ay kamid tahay horumarinta shucuurtiisa iyo bulsho-nimadiisa, taaso oo ku saleysan qaab u socodka laga filayo horay u socodkii
Gacaliye/Gacaliso Waalid:Ogeysiis Waxbarasho • March 30th, 2021
Contract Type FiledMarch 30th, 2021Waxaad naga heleysaa Ogeysiiskaan oo ah Nidaamkan (Ogeysiin) sababta oo ah in wiilkaada ama gabadhaada (arday) loo gudbiyay in qiimeyn lagu sameeyo ama hadda uu helayo adeeg waxbarasho oo qaas ah. Haddii ardyagaada uu u qalmo waxbarasho qaas ah, iskoolka degmada waa inuu bixiyaa waxbarasho ku haboon ee lacag la’aan ah, taas oo loo soo gaabiyo FAPE (oo ah Waxbarashada ku haboon ardayga oo lacag la’aan ah.) Si loo bixiyo FAPE, iskoolka degmada waa inuu kuula shaqeeyaa si iskaashi ah. Waxaad xubin ka noqon doontaa kooxda Barnaamijka Waxbarasho Gaarka u ah Shaqsiga oo loo yaqaan (Individualized Educational Program) loona soo gaabiyo (IEP .)1 IEP-ga waa inuu tafaasiil ka bixiyaa baahida gaarka u ah ardaygaada oo ay kamid tahay adeeg caawin oo ku filan in ardayga u sahasho horay u socod aqooneed ee micno leh iyo in laga caawiyo ardaygaada inuu helo tacliin iyo xirfad, ay kamid tahay horumarinta shucuurtiisa iyo bulsho-nimadiisa, taaso oo ku saleysan qaab u socodka laga filayo horay u socodki
JRA/JRC-R – Diiwaanada/Siideynta Ardayda oo Warbixinta Nidaamyada Ardayda ahStudent Records Review Policy • February 3rd, 2015
Contract Type FiledFebruary 3rd, 2015Sida waafaqsan xeerka JRA/JRC, xeerarkaan wuxuu wataa sharciyada lagu raacayo goortii waalidka ardayga xaqa u leh ay raadinayaan in ay dib u eegaan ama ka hor imaadaan tusmada diiwaanada waxbarashada ardayga.
Hawlaha lagu Taageero IskaashigaFamily-School Partnership Agreement • October 30th, 2023
Contract Type FiledOctober 30th, 2023
Mihnadda- iyo hagida waddada waxbarashada iyo taageero-dhaqaaleedka xilliga tababarkaSupport and Guidance Agreement • April 17th, 2023
Contract Type FiledApril 17th, 2023Kaydka amniga TSL wuxuu ka caawini karaa horumarinta karti-xirfadeedkaaga, wuxuuna kaalin ka geysan doonaa xoojinta heerka aad mustaqbilka ku yeelan doonto suuqa shaqada. Taageerada waxay ka kooban tahay mihnadda- iyo hagida waddada waxbarashada iyo fursadaha lagu helo taageero-dhaqaaleed, waa haddii aad doonayso inaad ka qayb gasho tababar.
Waa maxay Isku Xirka Qoyska-DugsigaFamily-School Compact • January 20th, 2023
Contract Type FiledJanuary 20th, 2023Wuxuu sharaxaa sida waalidiinta iyo macalimiintu ay uga wada- shaqayn doonaan hubinta ardayda oo dhan inay helaan taageerada qof-calaa-qofka ah ee ay u baahan yihiin si ay u gaadhaan ugana saramaraan heerka waxbarashada fasalka.
Heshiiska Degmada Iskuulka aan Degmadaada ahayn Diiwaangelinaha u Dhaxaysa degmooyinka (School District Non-resident Agreement for Inter-district Enrollment)School District Non-Resident Agreement for Inter-District Enrollment • January 3rd, 2019
Contract Type FiledJanuary 3rd, 2019Degmooyinku waxay isticmaali karaan foomkan, ama qaabab kale, si ay u qoraan heshiisyada lala galayo degmooyinka aan degaanka kuu ahayn si ay u ogolaadaan isdiiwaangelinta marka ay dhaaftay xiligii kama dambaysta ahaa ee January 15 ee aysanna jirin ka-dhaafitaan dhanka sharciga ah.
ContractMou, Ea, Ddm, DPD • January 20th, 2021
Contract Type FiledJanuary 20th, 2021簽約單位 簽約國家 簽約學校 合約內容 工學院 日本 廣島大學https://www.hiroshima-u.ac.jp/cn MOU、EA、DDM、DPD 工學院 日本 新潟大學https://www.niigata-u.ac.jp/ MOU、DDM、DPD 工學院 日本 山形大學https://www.yamagata- u.ac.jp/jp/?konzatsu EA 工學院、理學院 日本 群馬大學https://www.gunma-u.ac.jp/ MOU、EA 工學院、理學院、資電院 日本 中央大學https://www.chuo-u.ac.jp/ MOU、EA、DPD 工學院 日本 靜岡大學https://www.shizuoka.ac.jp/ MOU、EA、DDM 工學院、理學院 日本 北海道大學https://www.hokudai.ac.jp/ MOU 工學院、資電院 日本 關西大學https://www.kansai-u.ac.jp/b5/ MOU、EA 中央大學 日本 東京工業大學https://www.titech.ac.jp/ MOU、EA 工學院 美國 阿克隆大學https://www.uakron.edu/ MOU、3+2 工學院 美國 加州大學聖地牙哥分校https://ucsd.edu/ MOU、3+2 中央大學 法國 特魯瓦科技大學https://www.utt.fr/ MOU、EA、DMD/DPD 中央大學 法國 凡爾賽大學https://www.uvsq.fr/uvsq Framework CooperationAgreement 土木系、機械系、材料所 印尼 泗水理工學院(ITS)https://www.its.ac.id/ DDM、DPD 工學院、土木系、機械系、營管所 印尼 布勞爪哇大學 MOU、DDM、DPD 機械系 越南 越南農林大學 MOU 工學院 越南 越南科技學院 MOU 工學院 中國 香港城市大學https://www.cityu.edu.hk/zh-hk EA
Dhamaan Dumarka. Sharciga Hal Qoys.Family Law Education for Women • October 31st, 2019
Contract Type FiledOctober 31st, 2019Buugyradani waxaa loogu talo galay in uu fahan aas aas ah kaa siiyo arrimaha sharciga. Ma badalayo talo iyo kaalmada shakhsi ahaaneed ee sharci. Hadii aad la tacaalayso arrimo sharci, talo sharci sida ugu dhakhsaha badan waxaad u ilaalisaa xuquuqdaada. Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan helitaanka iyo siinta kharashka looyarka sharciga qoyska, waxaad ka eegtaa buuga “Finding Help with your Family Law Problem” oo ku jira websaytka www.onefamilylaw.ca.