Waa maxay Isku Xirka Qoyska-Dugsiga
Waa maxay Isku Xxxxx Xxxxxx-Xxxxxxx
(Family-School Compact)?
Heshiiska Qoyska-Dugsiga Title I ee Kasbashadu waa heshiis ay waalidiinta, ardayda iyo macalimiintu xxx xxxx saaraan.
Taageeridda Iskaashiga
Hawlaha lagu Taageero Iskaashiga
Talahi Community School
Title I
Wuxuu sharaxaa sida waalidiinta iyo macalimiintu ay uga wada- shaqayn doonaan hubinta ardayda oo dhan inay helaan taageerada qof-calaa-qofka ah ee ay u baahan yihiin si ay u gaadhaan ugana saramaraan heerka waxbarashada fasalka.
Talahi waa dugsiga Title 1 Iskuulka oo Dhan ah. Hadafka barnaamij Title 1 Iskuulka oo Dhan ah waa hubinta in ardayda oo dhan, gaar ahaan ardayda liidata, muujiyaan aqoon iyo heerar sare oo kasbasho waxbarasho ah.
Yoolasha/Ahdaafta Dugsiga
Xxxxxxxx Xxxxxxxx Xxx Xxxxxxxx: Tirada xxxxxxx xxxxxx buundada ama xxxx xxxxx heerka aqoonta ee
Shirarka Dejinta Hadafka
• Agoosto 31
• Sebtember 6
Shirarka Waalidka- Macallinka ee Ardaydu Hogaaminayso
2:50-7:30 p.m.
• Oktoobar 13 & 18
• Febraayo 16 & 23
Dabaaldega Dayrta ee TLC (Talahi Lincoln Community)
• Oktoobar 27, 4-6 p.m.
Bikniga Gu’ga ee TLC (Talahi Lincoln Community)
• Maajo 18, 4-6 p.m.
Maalmaha Booqashada Qoyska
Filo casuumaada macalinka
Isku Xirka Qoyska- Dugsiga ee Guul Gaaridda ee
Xxxxxx Xxxxxxxx Xxxxxx Xxxxxxx
2022-23
STAR Reading Assessment ee fasalka 2aad ayaa waxay xx xxxx doontaa 22.1% (113 arday oo la imtixaamay) dayrta 2022 oo ay gaari doontaa 37.1% gu’ga 2023.
Akhriska Kindergarten: Dayrta LNF: Tirada xxxxxxx xxxxxx buundada ama xxxx xxxxx qiimaynta Aqoonta Magaca Xarfaha ayaa waxay xx xxxx doontaa 26.9% (46 arday) oo joogta ama ka saraysa heerarka aqoonta deyrta 2022 oo gaari doonta 65% ama ka xxxx xxxx doonta guga 2023.
Akhriska Fasalka 1aad: Tirada xxxxxxx xxxxxx buun- dada ama xxxx xxxxx heerka aqoonta ee STAR Early Literacy Assessment ayaa waxay xx xxxx doontaa 30.9% (46 arday oo la imtixaamay oo ah wadarta 149) dayrta 2022 oo ay gaari doontaa 45.9% gu’ga 2023.
Xisaabta Fasalka 1aad: Tirada xxxxxxx xxxxxx buun- dada ama xxxx xxxxx heerka aqoonta ee STAR STAR Math assessment ayaa waxay xx xxxx doontaa 18.1% (27 arday oo la imtixaamay oo ah wadarta 149) dayrta 2022 oo ay gaari doontaa 33% gu’ga 2023.
Xisaabta Fasalka 2aad: Xxxxxx xxxxxxx xxxxxx buun- dada ama xxxx xxxxx heerka aqoonta ee STAR STAR Math assessment ayaa waxay xx xxxx doontaa 47.3 % (71 arday oo la imtixaamay oo ah wadarta 150) dayrta 2022 oo ay gaari doontaa 62.3% gu’ga 2023.
War Isgaadhsiinta Kusaabsan Barashada
Talahi waxa ka go’an gaadhsiinta si joogto ah qoysaska loo gaarsiiyo wixii kusaabsan barashada ilmahooga. Qaar kamid ah qaababka waalidiintu filan karaan inay ku helaanwar isgaadhsiinta waxa kamid ah:
• Guriga/iskuulka faylka guriga u qaadashada
• Wargeyska iskuulka xx xxxxxxx ah
• SeeSaw
Himilada Degmada 742
Xxxxxxx Xxxxxxxxxxxx waa abuurista jawi badbaado iyo daryeel iyo dhaqan kaasi oo aanu ugu diyaarino, ku hawlgalino, wax ku xxxxx, ku xoojino, oo ku dhiirigalino dhammaan ardayda iyada oo la kaashanayo bulshada ku hareeraysan si aan ugu guulaysano bulshada maanta iyo tan berriba.
Su’aalaha? Waalidiintu waxay la xidhiidhi karaan macalinka ilmahooga si ay u hubiyaan horumarka ardayga.
000-000-0000 xxx.xxx000.xxx/xxxxxx 0000 Xxxxxxxxxx Xx XX, Xx. Cloud
Xxxxxx Xxxxxx, Maamulaha xxxxxx.xxxxxx@xxx000.xxx 000-000-0000
Fasalka dhexdiisa Guriga
Soojeedimaha loogu Talogalay Guusha
Dugsiyada Degmada 742 waxay kala shaqeeyaan ardayda iyo qoysaska taageerista guusha ardayda ee xagga akhriska iyo xisaabta. Marka la joogo Talahi, qaar kamid ah isku- xidhayaasha muhiimka ah ee qoysaska waxa kamid ah:
Khayraadka websaydka degmada iyo iskuulka si ay u taageeraan una dardargaliyaan waxbarashada ardayda. Waxaa laga heli karaa xxx.xxx000.xxx.
Minnesota Reading Corps waxay bixiyaan taageero xxxx-xxxx ah (fool ka fool) xxxxxxx Xxxxxxxxxxx ilaa fasalka saddexaad.
ADSIS (Hab Xxxx xx Gudbinta Adeega Waxbarashada Gaarka ah) waxay bixiyaan taageero dheeraad ah oo kooxo yar ah dhanka akhriska iyo xisaabta.
Lexia - Core 5 reading waa barnaamijka la qabadsiin ah oo ka taageera ardayda xirfadaha akhris-qorista.
Moby Max wuxuu bixiyaa la qabadsiinta barashada ee maadooyinka K-8.
Qaadashada layliga akhriska iyo xisaabta. Waa kuwan dhawr fikradood oo taas kaa caawinaya. Qoysasku waxa dhici karta inay hayaan fikrado kale si liiska loogu daro.
Samee jadwal aad ku samaysaan in ardaygaagu uu xxx xxxx Xxxxx xxxxxx kasta guriga dhexdiis muddo 20 daqiiqo ah.
Ilmahaaga la akhri maalin kasta. PAKRAT (Parents and Kids Reading A-Lot Together) oo ah barnaamijka waalidka iyo ilmaha oo isla akhriya wax badan waxay ay bixisaa buug cusub maalinkasta oo iskuul jiro si ay ardaydu guriga ugu qaataan oo ay 20 daqiiqo u akhriyaan. Ardaygaagu wuxuu sidoo xxxx xx soo dooran karaa buug uu akhriyo maktabadda akhrinta ee gurigooda.
Ardaygaagu xx xxxx Moby Max oo ha ka shaqeeyo aqoontiisa barshada xaqiiqooyinka.
Ku ciyaar geemka erayada eray-bixinaha cusub erayadooda oo hel qaabab loogu isticmaalo erayadan wada-sheekaysiyada qoyska.
Xog-ogaal ahaw adigoo raadinaya joornaalka fasalka ama dugsiga adiga oo bil kasta booqonayana boga internetka ee dugsiga si joogto ah.
LA xiriir mid ka mid ah howlaha/waxqabadyada kombiyutarka dhexdiisa ah (virtual) ee websaydhka.
Ardaydu waxa dhici karta inay doonaan isku-dayga fikradaha so socda si ay xidhiidh ugu sameeyaan ku barashada guriga iyo dugsiga:
Ardaygaagu xx xxxx Lexia! Barnaamijka waxbarashada shaqsi ahaaneed ee loogu talagalay ardaydu waxay kordhisaa xirfadahooda akhris-qorista.
Soo gal Seesaw si aad dib ugu eegto barashada ardaygaaga oo aad u aragto tusaalooyinka shaqadooda.
Xxxxx, akhri, akhri! Samaysta jadwalka wax akhrinta ee guriga si aad u taageerto ku celcelinta barshada ardayda. Dhammaan ardayda Talahi waxaa la siin doonaa Maktabada Akhriska oo Guriga ah si ay fursad ugu helaan buugaag ay ku akhristaan guriga.
Ka fiiri bogga Talahi Symbaloo link-yada la heli karo
ee meelaha barashada.