345678910111213141516171819202122232425262728293031 HARGAB (DURAY Qodobbada Tusaalaha

345678910111213141516171819202122232425262728293031 HARGAB (DURAY. Hargabka iyo AdigaMaalin walba caadooyinka caafimaadka ood samayso ayaa ilaalinya caafimaadkaaga iyo caafimaadka dadka kale: Sankaaga iyo afkaagaba ku Haddii ay ku haysoqabo maser ama gacantaada Had iyo jeer ku dhaqo Ha taabaniin indhahaaga, astaamaha xannuunkasaar marka aad qufacaysa gacmhaaga saabuun iyo biyo. sankaaga ama afkaaga hargab oo kale, iska joogama aad hidhisayso. Ku tuur Haddii saabuun iyo biyo la waayo jeermiska ayaa guriga ugu yaraan 24masarka qashinka marka aad heli karin, istaraasho aad sidaan ku gala. saacadood kadib marka ayisticmaasho kadib. marisay isbiirto/aalkulo. xummaadu kaa tagto.**Xummadaada waxaa haboon in ay iska tagto adigoon isticmaalin daawada yaraysa xummada. Guri joogistu waxay ka dhigan tahay inaanad ka bixin gurigaaga marka daryeel daawo doonasho laga reebo. Ka fogaaw dadka intiisa kale sida ugu suurtogalsan sidaas daraadeed xannuun qaadsiin maysid iyaga. Inta lagu jiro xilliga hargabka, u diyaar garow haddiiba aad qaado hargab ood joogto guriga dhawr maalin. Soo qaado daawooyinka sida caadiga ah loosoo iibsado, istaraashada isbiirtaysan ee gacmaha lagu masaxo, masaro, iyo shay kasta oo aad u baahato sidaas daraadeed lagama yaabo inaad dibadaba u baxdo marka aad xanuunsanayso. Haddii aad run ahaantii aad xanuunsanyso amase ay jiraan xaalado caafimaad ama cabashooyin kaleba, fadlan la hadal dhakhtarkaaga. Dhakhtarkaaga ayaa ku soo oggaysiin doona haddii aad u baahan tahay baadhitaan hargab, daaweeyn hargab, amase daryeel kale. Haddii xubin ka tirsan qoyskaygu guriga joogtaa ee qaba hargabku, miyey haboon tahay inaan shaqo tago?Dadka aan bukin laakiin leh dad xubin qoys oo xanuunsanaysa ee guriga joogaa way tegi karaan shaqada sida caadiga ah. Waxaad keliya ood raacaysaa talaabooyinka sida inaad had iyo jeer gacmahaaga aad ku dhaqo saabuun iyo biyo diiran. Haddii aanad heli karayn saabun iyo biyo, isticmaal istaraashad gacmaha isbiirtaysan. Raac talaabooyinkan si aad ugu hortagto in ay qaadaan hargab xubin qoyskaaga ka tirsani. M.D. Waaxda Caafimaadka iyo Adeegga AadamahaXarummaha Xakamaynta iyo Kahortagista Cudurada4HARGAB (DURAY)