Contract
HARGAB (XXXXX) | Hargabka iyo Adiga |
Hargab (Xxxxx) Waa maxay hargabku? Hargabku waa xannuun uu sababo cudur dhaliyaha hargabku. Hargabku qufac ayaa laga yaabaa inuu ku keeno dadka dhuun xannuun iyo xummadna ay weheliso. Sidoo kale waxaa laga yaabaa in sanka biyo ay ka da’aan ama uu sanku balqan yeesho, inay dareemaan daal, inuu jirku xannuuno, ama ay muujiyaan astaamo kale oo ah inaanay fiicnayn. Hargabku sannad kasta wuu dhacaa waxaanu aad caan ugu yahay U.S xilliga dayrta iyo jiilaalka. Dhammaan dadka da’da ah oo dhammmi way qaadaan hargabka, laga soo bilaabo carruurta yar-yar iyo dadka dhalinyaradaa, ilaa iyo waayeelka.
Dadka qaba Hargabka Dadka xxxxx U.S. miyuu ku dhacaa Hargabku? Haa. Cudur dhaliyayaasha hargabku wuxuu ku faafaa adduun waynaha. Hargabku wuxuu ka dhacaa inta badan bilaha dayrta iyo jiilaalka guddaha United States. Dadka badankoodu waxay qaadaan hargabka sannadkii kasta. Hargabka sidoo kale waxaa laga helaa qaybaha xxxx xx adduunka. Laakiin waqtiga sannadkan hargabku inta badan guud ahaan wuu ku kala duwanaan karaa jiid ilaa jiid.
Qaabkee ayuu u faafaa hargabku? Dadka qaba hargabku waxay u faafin karaan cudur dhaliyaha hargabka marka ay qufacayaan ama ay hindhisayaan. Dhibcaha ka yimaada marka uu qofka xanuunsanayaa uu qufaco, ama hindhiso, ama hadalka uu ka soo tuuro gudaha afafka ama sannanka dadka u dhaw. Sidoo kale dhibcahaa ayey sanbabadu neef ahaan u qaataan. Sidoo kale waxaa laga yaabaa in ay dadku ku qaadaan hargabka marka ay taabtaan afkooda ama sankooda kadib marka ay taabtaan cudur dhaliyaha dul yaala, sida handaraabyaa albaabada, miisaska, ama gacanta wasakhaysan ee qofka xanuunsanaya. Faafitaanka cudur dhaliyaha:
U.S. Department of Health and Human Services |
Centers for Disease Control and Prevention
CS 217337/2010 1
HARGAB (XXXXX) | Hargabka iyo Adiga |
Sideed u oggaanaysaa haddii aad hargab qabto? Calaamadaha hargabka waxaa xx xxxx:
Sanka oo ay biyo ka Xumad Qufac Cuno-xanuun da’aan ama balqan yeesha
Xxxxx xxxx dareemid ama daal ka badan inta caadida ah Madax xanuun Qarqarriyo Jir xanuun Labad calaamadood ee ku yar hargabka waxaa xx xxxx:
Matagga Shubanka Ma aha macnaheedu in qof kastoo qaba hargabku uu yeelanayo dhammaan calaamadaha hargabka isla waqti kaliya. Qaar xx xxxx dadka qaba hargabka ma yeeshaan xumad. Dadka intooda badan ee qaada hargabka way ladnaadaan iyagoon la kulmin dhakhtar ama aan qaadan daawo. M.D. Waaxda Caafimaadka iyo Adeegga Aadamaha Xarummaha Xakamaynta iyo Kahortagista Cudurada 2 |
HARGAB (XXXXX) | Hargabka iyo Adiga |
Sidee bay dadka bukaa u qaadaan hargabka? Dadka qaarkood aad ayey u xanuunsadaan halka kuwo kalana aanay xanuunsan. Dadka intooda badan ee xanuunsada way ladnaadaan iyagoon la kulmin dhakhtar ama aan qaadan daawo. Si kastaba ha ahaatee, dadka qaarkood aad ayey ugu bukoodaan hargabka waanay u dhimman karaan. Dadka intooda badan aadka ugu xanuunsada waxay ka wayn yihiin da’da 65 jirka ama waxay ku jiraan xaalado caafimaad sida: xanuunada macaanka, wadno xanuunka, xiiqda, ama xxxxx xxxxxxxx, ama xaalad uur oo kale. Carruurta kayar da’da 5 jirka ayaa iyana sidoo kale khatar weyn ku gala.
Waqti intee leeg ayuu qof qaba hargabku ugu gudbin karaa cudur dhaliyaha dadka kale? Waxaa laga yaabaa in dadka badankoodu ay awood u yeeshaan inay faafiyaan hargabka 1 xxxxxx xx hor inta aanay wax calaamado ahi ka muuqan 5 ilaa 7 maalin marka ay calaamadahu bilaabmaan. Dadka aadka u xanuunsada ama carruurta yar yar waxaa laga yaabaa inay awood u yeeshaan in ku gudbiyaan hargabka waqti xxxxx.
Ka hortegista iyo Daawaynta Xxxxxx samayn karaa si aan iskaga ilaaliyo inaan ka qaado hargababka dadka xanuunsanaya? Xarunta Xakamaynta Cuduradu CDC waxay xxxxx ahaan u soo jeedinaysaa talaabooyinkan si loola dagaalamo hargabka:
Talaal Ka fogaaw dadka Had iyo jeer gacmahaaga Isticmaal daaweeynta qaabka xanuunsanaya. ku dhaq saabuun iyo biyo uu dhakhtarkaagu kugula diiran. Haddii saabuun taliyo inaad samayso. iyo biyo aan la heli xxxxx, isticmaal istaraasho aad marisay isbiirto/aalkulo. M.D. Waaxda Caafimaadka iyo Adeegga Aadamaha Xarummaha Xakamaynta iyo Kahortagista Cudurada 3 |
1 | 2 | |||||
Hargabka iyo Adiga | |
Maalin walba caadooyinka caafimaadka ood samayso ayaa ilaalinya caafimaadkaaga iyo caafimaadka dadka kale:
Sankaaga iyo afkaagaba ku Haddii ay ku hayso qabo maser ama gacantaada Had iyo jeer ku dhaqo Ha taabaniin indhahaaga, astaamaha xannuunka xxxx xxxxx aad qufacaysa gacmhaaga saabuun iyo biyo. sankaaga ama afkaaga hargab oo kale, iska xxxx xxx xxx xxxxxxxxxx. Ku tuur Haddii saabuun iyo biyo la waayo jeermiska ayaa guriga ugu yaraan 24 masarka qashinka marka aad heli xxxxx, istaraasho aad sidaan ku gala. saacadood kadib marka ay isticmaasho kadib. xxxxxxx xxxxxxxx/aalkulo. xummaadu kaa tagto.* *Xummadaada waxaa haboon in ay iska tagto adigoon isticmaalin daawada yaraysa xummada. Guri joogistu waxay ka dhigan tahay inaanad ka bixin gurigaaga marka daryeel daawo doonasho laga reebo. Ka fogaaw dadka intiisa kale sida ugu suurtogalsan sidaas daraadeed xannuun qaadsiin maysid iyaga.
Inta lagu jiro xilliga hargabka, u diyaar garow haddiiba aad qaado hargab ood joogto guriga dhawr maalin. Soo qaado daawooyinka sida caadiga xx xxx soo iibsado, istaraashada isbiirtaysan ee gacmaha lagu masaxo, masaro, iyo shay kasta oo aad u baahato sidaas daraadeed lagama yaabo inaad dibadaba u baxdo marka aad xanuunsanayso. Haddii aad run ahaantii aad xanuunsanyso amase ay jiraan xaalado caafimaad ama cabashooyin kaleba, fadlan la hadal dhakhtarkaaga. Dhakhtarkaaga ayaa ku soo oggaysiin doona haddii aad u baahan tahay baadhitaan hargab, daaweeyn hargab, amase daryeel kale.
Haddii xubin ka tirsan qoyskaygu guriga joogtaa ee qaba hargabku, miyey haboon tahay inaan shaqo tago? Dadka aan bukin laakiin leh dad xubin qoys oo xanuunsanaysa ee guriga joogaa way tegi karaan shaqada sida caadiga ah. Waxaad keliya ood raacaysaa talaabooyinka sida inaad had iyo jeer gacmahaaga aad ku dhaqo saabuun iyo biyo diiran. Haddii aanad heli karayn saabun iyo biyo, isticmaal istaraashad gacmaha isbiirtaysan. Raac talaabooyinkan si aad ugu hortagto in ay qaadaan hargab xubin qoyskaaga ka tirsani. M.D. Waaxda Caafimaadka iyo Adeegga Aadamaha Xarummaha Xakamaynta iyo Kahortagista Cudurada 4 |
HARGAB (XXXXX) | Hargabka iyo Adiga |
Waa sidee habka ugu wanaagsan ee aan u dhaqi karo gacmahayga si aan iskaga ilaaliyo jeermiska? Had iyo jeer haddii aad dhaqdo gacmahaaga waxay kaa ilaalin doonaan jeermiska. Markaad gacmahaaga dhaqeyso: • Isticmaal saabuun iyo biyo diiran. • Dhaq muddo 15 ilaa 20 daqiiqadood. Markaan la heli xxxxx saabuun iyo biyo, isticmaal istaraashada gacmaha oo isbiirto/aalkulo leh. Haddii aad isticmasho gacmo tire, ku masax gacmahaaga jeermis-tire ilaa inta ay ka qalalayaan.
Haddii adiga ama qof aad garanaysaa uu xannuunsanayo oo lagu xxxx calaamadaha digniinta ah ee soo socda doono, XAALAD DEG DEG AH daryeelka caafimaadka: Carruurta:
Neef tuuris deg dega ama Jirka oo midab Qaadasho sharaab neefsiga oo ku adkaada cawlaana noqda aan ku filnayn Matag halisa ama joogtaa
Aan hurdada ka toosayn Inuu ilmuhu dhibsado Calaamado sida hargabka oo kale ama aan xiriir samaynaynin wax walba oo aanu ayaa isa soo xxxx oo xxxxxx xx xxxxx in la qaado yimaada xummad iyo qufac daran Carruurta yar-yar: Waxaa sidoo kale haboon inaad raadiso calaamado digniintaas oo kale leh: inaanu awoodi xxxxx wax cunnista, inaanay ilmo xx xxxx marka uu ooyayo, iyo inuu aad u qooyo xafaayada sida caadiga aan ahayn. M.D. Waaxda Caafimaadka iyo Adeegga Aadamaha Xarummaha Xakamaynta iyo Kahortagista Cudurada 5 |
HARGAB (XXXXX) | Hargabka xxx Xxxxx |
Xxxxx xxxxxxxx:
Waqtiga neefsashada oo ku adkaata Xxxxxxx ama cadaadis ka Dawakhaad lama filaana ama neefsashada oo qabata saarma laabta iyo caloosha
Xxxxxxxxx Xxxxx halisa ama joogtaa Calaamado sida hargabka oo kale ayaa isa soo xxxx oo xxxxxx la yimaada xummad iyo qufac daran
Miyey jiraan daawooyin lagu daweeyo hargabka? Haa. Daawooyin uu dhakhtar qoro oo lagu magacaabo daawooyinka ku lidka ah cudur dhaliyaha ayaa dawayn kara hargabka. Haddii aad xanuunsanyso, daawooyinkan ayaad si deg deg ah ugu bogsan kartaa oo hargabkana kaa kaxaynaya. Dadka badankooda ee xanuunsanaya way ladnaadaan iyagoon u baahan daawooyinkan. laakiin, haddii aad u baahato inaad ladnaato, dhakhtarkaaga ayaa iska leh go’aanka inuu ku siiyo daawooyinkan ku lidka ah cudur dhaliyaha. Macluumaad dheeri ah la hadal CDC telefoonka macluumaadka 0-000-XXX-XXXX (232-4636) ama booqo xxxxx-shabakadda xxx.xxx.xxx/xxx. M.D. Waaxda Caafimaadka iyo Adeegga Aadamaha Xarummaha Xakamaynta iyo Kahortagista Cudurada 6 |