Anshax edbin kale Qodobbada Tusaalaha

Anshax edbin kale michnaheedu waxaa weeyan fal idbin oo aan aheyn ganaax ama ka erin dugsiga taas oo looga gol leeyahay in lagu saxo ama looga hadlo waxa salka u ah dabeecadaha gaarka anshax xumada ardayga iyadoo isla markaa lagu reebayo ardayga fasalka ama dugsiga, ama kuso celinta dhaqanka dugsiga si loo bogsiyo dhibatada ku timid xiriirada iyo bogsiinta dadyoowga kale ee ay saamaynta ku yeelatay ansha xummada ardayga.