Ka hortagga Handadka iyo Handaada Interneetka Dugsiyada
Ka hortagga Handadka iyo Handaada Interneetka Dugsiyada
I. Hordhac
Waa yoolkeena in dugsigeena ama dugsiyadeena ahaadan xxxxxx waxbarasho oo xxxxx iyo badqab u leh dhamaan ardada. Xxx xxxxxxx [ ]
Magaca Maamulka Qaybta Dugsiga
Gudiga in la siiyo dhamaan ardada fursad waxbarasho oo sinaan leh. Sidaa awgeed, Gudigu muhiimad xiisa leh ayey u tahay in deegaanka dugsiga yahay mid xushmad leh, ammaan leh, nidaamsan oo sahal u ah baritaanka iyo barashada.
Handadaada iyo qaybaha kale oo hab dhaqan xummadda ardada iskufilka dhexdooda ah waxay dhaawac ku yihiin deegaanka dugsiga sido kale waxbarashada, guusha iyo fayo qabka gardayga. Xadgudubka ardada asxaabta dhexdooda wuxuu farageliyaa howlaha ee waxbarista ardaydooda wuxuuna isla markaa carqaladeeya shaqada dugsiyada. Hadadaaada iyo noocyada xxxx xx hab dhaqan xummada ardada dhexdooda ma saameyso ardada la beegsanaya oo kali ah balse waxay sido kale saameysa kuwa ka qaybgalaya iyo kuwa markhaatiga ka ah anshaxa nocaas ah. Waa in laga hadlaa anshaxa xun si loo hubyo badqabka ardayga iyo degaan waxbarasho oo loo dhanyahay.
Ma ahan ujeedka Xxxxxxx inuu ka mamnuuco xxxxxxx xxx bandhigidda afkaartooda, ay ka mid tahay afkaarta xumayn karto dareenka kuwa kale, ama joojinta ka qayblgalka dooda sokeeye. Si kastaba ha ahaatee, Guddiga ma saamaxayo wuuna qaadaya talaabo uu kaga jawaabayo dhaqanka faragelinya fursada waxbarasho ee ardayga, hadafka tacliinta ee [Magaca Dugsiga] dugsiyadda, iyo howlaha shaqo ee dugsiyadda.
II. Dhaqanka Mamnuuca ah
Dhaqannada soo socda waa mamnuuc:
1. Handad;
2. Handadaada intarneetka;
3. Dhibaatayn iyo Faraxumayn Galmo (sida ku qeexan qanuunka guddiga ACAA);
4. Xxxxxxxxx kuwa soo sheega dhaqanka ku xxxxxxx xxxxxxxx guddiga; iyo
5. Samaynta eedeymo been ah ee handadka.
Qofkii lug ku yeesha dhaqannadan mamnuuca ah ee noqonaya xoogsheegasha waxaa la tiigsanaya idbinta ku haboon.
III. Handadka iyo Handadaad Intarneetka la Qeexay
“Handadka” iyo“Handadaada Intaneetka” waa isku micno gudaha qaanunkan sida sharciga Maine.
A. “Handadaada” waxa qayb ka ah, laakin aan ku xadidnayn, qoraal, af ama hadal elektroonik ama xoog ama meedaar ama isku dar taas oo lala beegsado arday ama xxxxx xxxx oo:
(1) Leh, ama qofka macquulka filan karo inuu la kulmo saameynta ah:
(a) Waxyeelen jirka ardayga ama dhaawacaya ardayga hantidiisa; ama
AMA
AMA
(b) Galinneyso ardayga cabsi macquul ah oo dhibaataynaysa jirkiisa ama xxxxxxxxxxx xxxxxxxxxx;
(2) Faragelinaysa xuquuqda ardayga iyadoo:
(a) U abuurista ardayga deegaanka waxbarasho oo leh cabsi iyo colaad ama
(b) Faragelinta ardayga kartidiisa tacliin ama awooda ka qaygalka am ka fa’ideysiga addeegyada, howlaha ama mudnaanta dugsiga bixiyo;
(3) Ah mid ku salaysan qoomiyadda dhabta ee ardayga ama loo gartay, midabka, asal qaran, isirka, diinta, naafo dhanka muruqa ama maskaxda, jinsiyada, nooca galmo, ama dabeecadaha soocaaya, ama ah mid ku salaysan la socodka ardayga qof leh mid ama ka badan dabeecadaha oo dhab ah ama loo garto lehna saamaynta ku tilmaaman farqadaha cutubka (1) ama (2) ee kore. (Dabeecadahan waxay sidoo kale laga yabaa inay waafaqaan shuruudaha dhibaataynta sida ku sharxan qanuunka guddiga ACAA: Dhibaataynta iyo Faraxumaynta Galmada ee Ardayda.)
Tusaalooyinka dabeecadaha noqon kara handaad waxa ka mid ah, laakin aan ku xadadnayn:
1. Cayda soo noqnoqota ama joogtada, magac xun yeerista, liidista, jees-jeeska, yasitaanka, ama kaftanka bahdilka ah;
2. Dabeecad ay suuragal tahay inay dhibaateyso qof ama waxyeeleyso ama lagu kontoroola xiriirka qof la leeyahay dadka kale, ay ka midtahay balse ku xadadnayn xan, faafinta war aan jirin, iyo ka saarida bulshada;
3. Hanjabaadaha aan af ahayn/ama cabsi gelinta ay ka mid tahay isticmaal digaal, daandaansi ama meedar xushmo daro ah;
4. Hanjabaadyaha lagu dhibaateeyo ardayga, wixiisa, shaqsiyaadka kale, ha lagu soo gudbiyo af ama qoraal;
5. Hanjabaad, baad, dalbasho lacag si magan u helo, ama deen ama deeq bixin ikhtiyaar la’aan ah;
6. Xayiris helitaanka hantida dugsiga ama xarumaha;
7. Xadida ama qarinta buugaagta, shandadaha iyo waxyaabaha xxxx xx la leeyahay;
8. Dabagalka; iyo
9. Jir taabasho ama waxyeeleen qof kale ama hantidiisa.
B. “Handaada Intarneetka” micnaheedu waxaa weeyan handadaad lagu geeysta isticmaalka tignoolojiyada ama wax walbo oo xiriir elektroonic ah, oo ay ka mid tahay balse aan ku xadadnayn, kala xawilka calamadaha, qoraalada, sawirada, codadka, macluumadka ama siraha nooca ay ahaandanba ee lagu gudbiyo isticmaalka aalad elektroonik oo ay ka mid tahay balse ku xadadnayn, koombuyuutar, xxxxxxxx, taleefoonka gacanka, aaladaha fariimaha lagu diro ama qalab kaaliya oo shaqsiga isticmaalo.
Tusaaloyinka dabeecadaha noqon kara handaada intarneetka ka dhacda waxaa ka mid ah, basle aan ku xadadnayn ficiladaan soo socda ee lagu sameeyo isgaarsiinta elektroonikada:
1. Daabicida cayda ama xanta, ama soo bandiggida waxyabaha sumcad dilka, aan sax ahan, liidista, qas, xadgudub, xushmad daro, ama ku dabicidda webseyt, app, baraha bulshada, ama isticmaalada xxxx xx elektroonikada wax xxx xx leh galmada ardayga;
2. Daabicista marin habaabin ama sawiro been abuur ah ama fiidiyow oo ardayga loo soo geliyo webseyt ama sameynta webseyt been ah ama baraha kulanka bulshada oo muqaal lagu sameeyo iyadoo lagu gambanaya ardayga la beegsanaya;
3. Iska dhigid ama mataalada arday kale iyadoo loo marayo isticmaalka aalada elektrooniga xx xxxxx kale leeyahy ama koontadiisa si email loo diro, fariima qoraal, fariimaha degdega (IM), wicitaan talefoon ama fariimaha xxxx xx lagu gudbiyo baraha bulshada;
4. Dirista fariin email, fariin qoraal, IM, ama fariimo cod ah oo xun ama hanjabaad ah, amaa aad si xad dhaaf ubadan buux dhaafiyana emailka qofka loo dirayo, koontada IM, ama talefoonkiisa gancanta; iyo
5. Isticmaalka kameerada talefoonka ama tan caadiga si loo qaado/ ama loo diro sawiro ceebayn ah ama qaawan ee ardada kale.
C. “Aargoosi” micnaheedu waa fal ama meedar ka dhan xx xxxxx xxx caddeeyey ama ku soo eedeyey arday kale fal handed ah. “Aargoosi” waxaa sidoo xxxx xx mid ah in qof been uu ogyahay soo sheego xxxxxx xxxxxxxx in handed lagu sameeyey.
D. “Substantiated” micnaheedu waxa weeyan natajooyinka kaso baxo dabagalka foomka loogu magac daray Responding Form (JICK-E2) inay xaqiijiyeen cadeymo tusaya in handad ama hadadaada intarneetka, sida ku sharxan qanuunka, ay dhacday.
E. “Anshax xxxxx xxxx” michnaheedu waxaa weeyan fal idbin oo aan xxxxx ganaax ama ka xxxx xxxxxxx taas oo looga gol leeyahay in lagu saxo ama looga hadlo waxa xxxxx u ah dabeecadaha gaarka anshax xumada ardayga iyadoo isla markaa lagu reebayo ardayga fasalka ama dugsiga, ama kuso celinta dhaqanka dugsiga si loo bogsiyo dhibatada ku timid xiriirada iyo bogsiinta dadyoowga xxxx xx ay saamaynta ku yeelatay xxxxx xxxxxxx xxxxxxx.
IV. Isticmaalka Qanuunka
A. Qanuunkan wuxuu khuseeya arday walbo, shaqaalaha dugsi, qandaraasle, martida iyo iskood wax u qabtayaasha lug ku yeesha dabeecadaha ka dhasha handaada ama aargoosiga, kuwaas oo dhamantood mas’uuliyad ka saarantahay inay u hogaansamaan qanuunka.
B. Qanuunkan wuxuu khuseeya handadaada:
1. Ka dhacda dugsiga ama dhulalka dugsiga, micnaha: dismaha dugsiga; dhulka dugsiga ku dhisanyahay ama qolosha ku yaalan; ama hanti la leeyahay, mid la ijaaray ama dugsiga u isticmaalo howlo dugsiga ogolyahay, xaflad, barnaamij, waxbarasho ama tababar. “Dhulalka dugsiga” waxaa sido xxxx xx mid ah gaadiidka baaburta ee dugsiga u shaqeeya.
2. Dhacda goorta ardada gadiidka u qaadayo ama kaso celinaayo dugsiga ama la geeynaya dhacdooyinka dugsiga xxxxx geliyey;
3. Ka dhacda meelaha dhacdada dugsiga xxxxx geliyey, howsha, xaflada, barnamijka, waxbarashada ama tababarka; ama
4. Ka dhacda goob kale ama isticmaalkaa tignoolojida laakin waa haddii ay handadaatu sido kale xadgudub ku noqoneyso xuquuda ardayga dugsiga dhexdiisa sida ku sharxan qaanunkan handaada.
V. Warbixinta
Tixraac Foomka Warbixinta– JICK-E1
Handadka ama waxa loo tuhmo handadaad waa in si shaqi ama qoraal ah (ka mid tahay qarsoodi) logu soo sheegaa shaqaalaha dugsiga.
A. Shaqaale dugsi, tababare iyo la taliyeyaasha howlaha ka baxsan xiliga waxbarashada waxaa looga baahanyahay inay soo sheegan eedeymaha dhacdooyinka handadaada oo ay u soo gudbiyaan maamulaha dugsiga ama shaqaalaha dugsiga ee kormeeraha waxbarashada arimahaas u xil saaray. Dadka kale oo shaqalaha dugsiga ama iskood wax u qabta waxaa lagu dhiirigelinaya inay u soo sheegaan maamulaha dhismaha dugsiga ama shaqaalaha kormeeraha waxabarasha u xil saaray falalka ay u arkaan ama ay tuhmaan dhacdooyinka eedeymaha handadaada.
B. Ardada la rumeysanyahay in handaad lagu sameeyey ama ka war qabo dhacdooyinka handadaada waxaa si xoog leh loogu dhiirigelinayaa inay u soo sheegan shaqaalaha dugsiga ama maamulha dugsiga dabeecadahan.
C. Waalidka iyo dadka waaweyn ee rumeysan inay dhaceen dabeecado handadaad ah waxaa lagu dhiirigelinayaa inay u soo sheegan shaqaale ka tirsan ama maamulaha dugsiga.
D. Falalka rogaal celinta ama aargoosiga ku wajahan qofka warbixinta dhacdooyinka eedeymaha handadaada soo sheega waa mamnuuc. Xxxxx kasta oo lagu helo so gudbinta been cad oo uu ogsoonyahay inuu arday kale handaday ciqaab edbin ayuu mudan doona.
VI. Jawaab
Tixraac Foomka Jawaab Celinta – JICK-E2
Maamulaha dugsiga ama shaqaalaha kormeeraha dugsiga u xil saaray aya:
A. Si dhakso ah [AMA: maalmo guduhooda] u baaridoona oo jawaab ka bixindoona eedeymaha dabeecadaha handadaada;
B. Xifdi dukumiintiga qoraallada dhamaan dabeecadaha eedeymhaha handadaada iyo natiijoyinka baaritaanada, eena wargeli kormeeraha waxbarashada dhacdooyinka eedeymaha la taaban karo.
C. Wargeli waalidka ama mas’uulka ardayga ama ardayda lagu soo eedeyey handadka IYO waalidka ama mas’uulka ardayga ama ardayda la rumeysanyaha in la handaday in dhacdada la soo gudbiyey;
D. La xiriir waalidka ama mas’uulka ardayga ama ardada la rumeysanyahay in la handaday tilaabooyinka lagu hubinaayo badqabka ardayga la rumeysanyahay in la handaday iyo ka hortagga falalka handadaad kale;
E. Wargeli waalidka ama mas’uulka ardayda ku lug leh natiijooyinka baaritaanka iyo talaaboonyinka la qaadayo;
F. La xiriir hay’adaha maxaliga ah ama kuwa sharci fulinta gobolka haddii la rumeysanyahay inay haboontahay dabagal danbi kusoo ogis ama ficil madani xx xxxx Xuquuqda Madaniga ee Maine ay qabto.
VII. Xalinta
Tixraac Foomka Xalinta – JICK-E3
Maamulaha dugsiga ama shaqaalaha kormeeraha waxbarashada u xil saaray ayaa:
A. Aqoonsan doona nooca gaarka dhacdada ama dhacdooyinka.
B. Isticmaal talaabooyinka edbinta, kuwaas oo ay ka mid noqon karaan basle aan ku xadadnayn, kuso rogid cawaaqib taxane ah oo ay ka mid tahay anshax xxxxx xxxx. Go’aan ka gaarista jawaabta ku haboon ardayda ku lug leh dabeecada handadaada, maamulada dugsiga waa inay fiiriyaan noocyada dabeecadaha, inta jeer iyo/ama hanaanka dabeecadaha iyo xaaladaha xxxx xx la xiriira. Anshaxa edbinta kale waxaa ka mid ah, balse aan xadadnayn:
1. La kulanka ardayga iyo waalidka/mas’uulka ardayga;
2. Howlaha dib u milicsiga, sida in ardayga lagu kalifo inuu soo sameeyo qoraal quseeya akhlaaqxumadiisa;
3. Dexdhaxaadin, laakin waa marka khilaaf ka dhaxeeya laba dhinac oo iskufil ah inta ay ahaan laheyd dabceecad xun oo hal dhinac ah iyo waliba in labada dhinac si iskaa ah u doortan dooqan;
4. La talin;
5. Maareynta carada;
6. La talin caafimaad ama faragelin;
7. La talin caafimaad dhanka maskaxda;
8. Ka qayb qaadashada howlaha xirfad dhiska iyo xalinta, sida dhisidda xirfadaha garashada dareenka bulshada, fadhiyada xallinta iyo shirarka xxxxxxx xxx xxxxxxx;
9. Adeega bulshada; iyo
10. Ku haynta dugsiga dhexdiisa ama ganaax, taas oo dhacayso xiliga qadada ama dugsiga marka la ruwaaxayo ama maalmaha fasaxa.
X. Xxx u dhexdhexaadin dhacdo walbo oo handad ah oo lataaban karo si loo hakiyo saamaynta handadaada xxxx xxxxx halista dhacdooyinka handadaada mustaqbalka kuwasoo ay mid tahay soo gudbinta dhibanaha, dembiilaha iyo shaqsiyaadka kale oo lug leh si loo siiyo la talin ama adeegyada haboon.
VIII. Racfaan
Ogeysiin racfaan ka qadasho ayaa la siin doona waalidka, mas’uulka ardayga iyo ardayga inay qaatan ama aysan qaadan go’aanka maamulaha ama kan shaqaalaha koormeeraha dugsiga u xil saaray xal raadinta sida waafaqsan qaanuunkan. Nidaamka racfaanka waa
inuu waafaqsanyahay nidaamyada racfaanada xxxx xx ay dejiyeen guddiga dugsiga waxaana ka mid noqon kara racfaan weydiisashadda kormeeraha dugsiga.
IX. Sida Mas’uuliyada loo kala Leeyhay
A. Guddiga dugsiga waxay mas’uul ka yihiin:
1. Inay sanad walbo bixiyaan qaanuunkan oo qoraal ah iyo nidaaminta la xiriirta ardayda, waalidka iyo mas’uuliyiinta, dadka iskood u shaqeeya, maamulayaasha, macalimiinta iyo shaqalaha dugsiga;
2. Inay ku daabacaan qaanuunkan iyo nidaamyada la xiriira xarunta maamulka dugsiga iyo websayt ay bulshada heli karaan; iyo
3. Inay kusoo daraan buuga gacanta ardayga qeyb si faahfahsan kaga hadleysa qaanuunkan iyo nidaamyada la xiriira.
B. Kormeeraha wuxuu mas’uul ka yahay:
1. Kormeerka, dhaqan gelinta, iyo fulinta qaanuunkan iyo nidaamkiisa;
2. U xil saaridda maamul dugsi ama shaqalaha dugsiga in qaanuunkan dugsiga looga dhaqmo;
3. Samaynta qaab bulshada ku aqoonsato wakiilka kormeeraha ama wakiilka ka fulinaya qaanuunka dugsiga;
4. Hubinta mamnuucidda handadaada iyo aargoosiga iyo cawaaqibta lala tiigsanaya ardayga, shaqaalaha dugsiga, qandaraaslaha, martida ama iskii u shaqeeyaha ku lug yeesha dabeecadaha horseeda handadaada ama aargoosiga;
5. Hubinta qandaraasla walbo, xxxxx walbo, ama iskii u shaqeeya walbo oo ku lug yeehsa handaad in laga xannibo ciida dugsiga ilaa uu ka hubiyo kormeeraha dugsiga inta qofkaas u hagaansamayo qaanuunka guddiga dugsiga;
6. Hubinta hay’ad walbo oo dugsiga xiriir la leh oo fasaxda ama lug ku yeelata handadaad ama aargoosi inay lumineyso idinka ay uuga howlgasho ciida dugsiga ama faa’idoonyinka xariir ee ay la leedahay dugsiga;
7. Bixinta xirfada hormareed iyo tabababarka shaqaalaha sida ugu wanaagsan ee loogu hortagi karo handadaada iyo faraxumaynta iyo dhaqangelinta qaanuunkan;
[FIIRO XXXX XX: Sharciga aya qasbaaya “tababar iyo qalab waxbarasho ee la xiriira qaanuunkan” in lagu daabaco websayta Waaxda Waxbarashada. eeg “xog ka hadleysa ka hortaga handadaad” xxxx://xxx.xxxxx.xxx/xxx/xxxxxxxx/xxxxxxxxx/ wixii war dheeri ah]
8. Buuxinta qaanuunka SAU Waaxda Waxbarashada Maine taasoo ka hadleysa handadka iyo handadaada intarneetka;
9. Hubinta u soo gudbinta Waaxda Waxbarashada gobolka Maine falalka handadka iyo handadaada intarneetka ee la taaban karo ugu yaraan si sanadla ah.
Tixraac sharci: 20-A M.R.S.A. § 254 (11-A)
20-A M.R.S.A. § 1001(15), 6554
Maine Public Law, Chapter 659
Cross Reference: AC – Takoor la’aan, Fursad loo Simanyahay
ACAA – Dhibaateynta iyo Faraxumeenta Galmo ee Ardayda ACAA-R – Nidaamka Cabashada Takoorka iyo Faraxumeenta
Xxxxxxx Xxxxxxxx ACAD - Hazing
AD - Falsafada Aqoonta/Hoowsha
ADAA - Nidaam Dugsi oo u Hogaasan Xeerarka Dhaqanka Dugsiga iyo Anshax Mas’uulnimo
CHCAA - Buuga Gacanta ee Ardayda GCI - Horumarinta Xirfada Shaqaalah
IJNDB - Isticmaalka Kombuyuutaka iyo Intarneeta iyo Amniga Intarneetka JI - Xuquuda Aradayga iyo Mas’uuliyadaha
JIC - Anshaxa Ardayga
JICC - Anshaxa Ardayga Goorta Xxxxx Xxxxxxxxxxx XXXXX - Xxxxx, Rabshadaha iyo Xxxxxxx Xxxxxxx JK - Edebta Ardayga
JKD - Ganaaxa Ardayda JKE - Eryidda Ardada
JRA-R - Diiwanka Waxbarashada Ardayga iyo Macluumadka Maamulka Nidaamka
KLG - Xiriirka Xxxxxxxx Xxxxxx Xxxxxxx
Adopted: