Baananka Qodobbada Tusaalaha

Baananka. Islaamiga ah laguma dabaqi karo xeerkasta, wareegtooyin ama xeer hoosaadyo ka soo horjeeda axkaamta shareecada Islaamka.
Baananka islaamiga ahi waxay xisaabo u furi karaan macaamiishooda ku sugan dalka gudihiisa iyo dibadiisa haday tahay xisaabaha lacagaha qalaad iyo tan dalkaba (national and foreign currency).