Qodob 5aad: Hawlaha iyo himilada Bangiyada Islaamiga ah Qodobbada Tusaalaha

Qodob 5aad: Hawlaha iyo himilada Bangiyada Islaamiga ah. Baananka Islaamiga ahi waxay qabanyaan dhamaan hawlaha iyo adeegyada ay baananka ganacsiga iyo ku maalgelintu sameeyaan iyagoo ku dhaqmaya hab waafaqsan mabaadi’da iyo axkaamta shareecada islaamka sida qabashada dhigalaada kala duwan iyo hawlaha maal-gelinta, waxa kale oo ay qabanayaan adeegyada/hawlaha soo socda: