Barax Qodobbada Tusaalaha

Barax waxa looga jeeda in si ku talaagal ah ama kama' ah loogu daro dureere biyaha fadhiya dhulka dushiisa ama hoostiisa, ku daristaasi ha keento wasakheyn ama yey keenin, iyada oo la adeegsanayo tuubooyin, kelliyo, xorfado ama hanaan kale ee gacan-ku-sameysah