BEEN ABUUR. Waxaan fahansanahay haddii aan sameeyo qiraal been abuur ah iyo khiyaano ku talo gal ah si aan u helo lacag bixin aanan u qalmin inay keeni karto ganaax sababa ciqaab iyo dacwad ciqaabeed.□ Waan WaafaqsanahayI. XAQIIJINTA CODSIGAWaxaan xaqiijinayaa macluumaadka aan kor ku qoray, oo loo isticmaali doono in lagu go'aamiyo u qalmitaankayga caawimaada shaqo la'aanta aafada, inay yihiin sax intii aqoontayda ah. Waxaan fahansanahay inuu i qabanaayo ganaax maamuleed, oo ay kujiaan ganaaxyada been abuurka, ama talaabo sharci ah haddii la oggaado inaan soo gudbiyay aana haysto macluumaad aan sax ahayn si aan u helo lacag bixin aanan u qalmin. Waxaan xaqiijinayaa □Inaan ahay muwaadin ama qof u dhashay Maraykanka □ Haa □ MayaHaddii jawaabtaadu tahay "MAYA," maku jirtaa xaalad soogalootinimo oo lagu qanci karo? □ Haa □ Maya Oggolaanshaha Shaqada # Saxiixa Taaaariikhda (Bisha, Maalinta, Sanadka): Haddii la oggaado inaad u qalanto PUA waxaan kuu qoondeen doonaa gunno ugu yaraan ah $205. Haddii aad dooneyso inaan qiiimeyno dalabkaaga cadadka gunnaada asbuuclaha ah ee la kordhiyo, waa inaad keentaa caddeyn dakhli oo ah canshuurta sanadkii 2019. Si aad u hesho cadad gunno oo aad u sareysa waxaa qasab ah lacagta aad heshay 2019 inay ka badan tahay$16,480. Waxaad isticmaali kartaa foomka 196PUA si aad u oggaato inta aad u qalmi karto inaad hesho.