Contract
CODSIGA HORE EE CAAWIMAADA SHAQO LA'AANTA AAFADA | ||||
Kani waa codsigaaga hore ee Caawimaada Shaqo La'aanta Aafada (Pandemic Unemployment Assistance, PUA). Tilmaamo ku saabsan sida loo buuxiyo iyo sida loo soo gudbiyo codsiga waxaad ka heli kartaa boggeena CARES (Coronavirus Aid, Relief, and Economic Security) Act ee ah xxxxxxxxxxxx.xxxxxx.xxx. Fadlan xaqiiji inaad buuxiso guud ahaan foomka. Haddii aad ku guuldareysato inaad buuxiso foomka waxaa ka dhalanaaya daahitaan ku yimaada hawsha codsigaaga. Codso adoo isticmaalaya magaca hadda ku yaala faylka Social Security Administration. Soo gudbi keliya xxx xxxxx, soo gudbinta dhowr codsi waxay daahinayaan hawsha. Haddii aan ogaano inaad u qalanto PUA, sharciga federaalka wuxuu dhigayaa inaad natusto dukumiintiyo muujinaaya caddeynta shaqada aad ka shaqeyso ama shaqada aad adigu leedahay. Waa inaan helnaa macluumaadkaan 21 maalmood gudahood oo ka bilaabanaysa taariikhda codsigaaga. Si aad u ogaato macluumaad badan oo ku saabsan caddeymaha shaqada aad ka shaqeyso ama shaqadaada xxxx xx ee lagaa aqbali karo, booqo tilmaamaheena caddeynta shaqada/isa shaqaaleysiinta. Haddii aad xxxxx codsigaaga PUA xxxx xxx gudbisay caddeymaha shaqada/isa shaqaaleysiinta ee la aqbali karo, UMA baahnid inaad nasiiso macluumaad dheeraad ah. MUHIIM: Haddii AADAN soo gudbin dukumiintigaaga 21 maalmood gudahood, codsigaaga PUA ga waa la joojinayaa waxaadna dib u bixin doontaa dhammaan gunnooyinka asbuuclaha ah ee lagu siiyay, laga bilaabo dhammaadka asbuuca Janaayo 2 deeda, 2021. Sababo la xariira shuruudaha warbixinta federaalka iyo xadidaada nidaamka, kaliya waxaa la heli karaa dookhyada labka iyo dhediga. Hase yeeshee, wax daahitaan ah kuma imaan doono hawshaada codsiga haddii jinsiga aad doorato uusan waafaqsanayn kan kuyaala faylka Social Security Administration | ||||
A. MACLUUMAADKA CODSIGA | ||||
Magaca Codsadaha (Magaca Saddexaad, Magaca Koowaad, Magaca dhexe) (Fadlan isticmaal magaca ku yaala faylka Social Security Administration) | Taariikhda dhalashada (Bisha, Maalinta, Sanadka) | |||
Ciwaanka Boostada Qofka codsanaaya: (Xxxxxx ama P.O.) | Lambarka social Security | Jinsiga (Hal mid tig saar) □ Lab □ Dhedig | ||
Magaalada | Gobalka | Lambarka Boostada | Ma tahay Hispanic ama Latino qowmiyad ahaan? □ HAA □ MAYA | |
Ciwaanka Iimaylka Codsadaha | Lambarka Xxxxxxxxxx | Xxxxxxxxx: (Tig saar dhamaan meelaha ku khuseeya) □ Hindida Maraykanka ama Alaska Native □ Aasiyaan □ Hawaiian Native ama Pacific Islander kale | □ Caddaan □ Madow ama Afrikaanta Maraykanka □ Mid kale | |
Qaab aad jeceshahay in laguu soo xariiro | Xxxxxxxx | Xxxxxx | ||
Waxaan xaqiijinaa in dhammaan Lambarada Social Security ayadoo la adeegsanaayo nidaamka isku barbardhiga kumbuyuutarka inay la mid yihiin kuwa Social Security Administration. Caawimaadaada Shaqo la'aanta Aafada iyo Lacag bixintaaduba waxay qaadan doonaan muddo xxxxx haddii macluumaadka la isku fiirinaayo aysan islahayn. Sharciyada Maamulka Oregon iyo Xeerka Dakhliga Gudaha waxay kaa doonayaan inaad sheegto Lambarkaaga Social Security marka aad codsanayso magdhowga shaqo la'aanta. Lambarkaaga Social Security waxaa loo isticmaali doonaa si warbixinta gunnooyinkaaga shaqo la'aanta loogu gudbiyo Internal Revenue Service iyo Oregon Department of Revenue maadaama ay yihiin dakhli la canshuuri karo. Lambarka waxaa loo diri doonaa Social Security Administration si aqoonsiga loo xaqiijiyo. Lambarka waxaa loo isticmaali karaa hawlaha aruurinta deynta gobalka waxaana loo diri karaa U.S. Bank si uu kuusiiyo kaarka VISA da ee ReliaCard oo aad ku heli doonto gunnooyinkaaga. |
B. SHAQADA CODSADAHA | ||||
Si aan u buuxiyo cadadka lacag aan u qalmo ee Caawimaada Shaqo La'aanta Aafada ee asbuuclaha ah, waxaan XAQIIJINAYAA inaan ka shaqeeyay shaqadaan soosocota iyo/ama inaan iskay u shaqeysanayay intii lagu jiray 18 kii billood ee lasoo dhaafay. Haddii aad doorato inaadan sheegin wax shaqo ah ama shaqadaada aad adigu isa shaqaaleysiisay, tani waxay saameyn ku yeelan kartaa u qalmitaankaaga Caawimaada Shaqo la'aanta Aafada. | ||||
Magaca Shirkada (ama tan aad adigu leedahay) | Ciwaanka Shirkada | Lambarka Taleefanka | Muddada aad shaqada billoowday | Illaa muddada ay ku ekayd |
BAYAANKA XAQIIJINTA LACAGTA AAD SHAQEYSAY |
Si aad ugu qalantid in ka badan gunnooyinka $205 ee asbuuclaha xx xxxxx yar ahna Caawimaada Shaqo La'aanta Aafada (PUA), waa inaad bixiso caddeynta dakhligii 2019. Haddii aad si iskaa ah u shaqeysato, waa inaad bixiso canshuur celintaadii 2019 oo wadata jadwalkaaga canshuur celinta shaqadaada. Haddii ay ku shaqaaleysiiyeen shirkad(shirkado) kale oo aan bixin canshuurta shaqo la'aanta, fadlan foomkaaga W-2 ee shirkada(shirkadaha) soo geli qaybta faylasha lasoo geli ee codsigaaga PUA.
Xxxxxx hadda aysan kuu diyaarsaneyn dukumiintiga canshuurta, gadaal ayaad kasoo gudbin kartaa hadana laakiin hadda waxaad codsigaan kusoo gudbin kartaa bayaankaaga xaqiijinta lacagta aad shaqeysay. Haddii aad bixisay bayaankaaga xaqiijinta lacagta aad shaqeysay intii lagu jiray 2019, cadadka gunnooyinkaaga waxaa lagu saleyn doonaa macluumaadkaan. Waxaad haysataa 21 maalmood si aad usoo gudbiso foomkaan aadna u xaqiijiso lacagta aad shaqeysatay. Haddii aadan bixin macluumaadka lagaa rabo 21 maalmood gudahood, waxaa laga yaabaa in si qalad ah gunnooyin dheeraad ah laguu siiyo waxaana qasab kugu noqon kara inaad gunnooyinkaas dheeraadka ee aad heshay inaad dib u bixiso.
□ Waan Waafaqsanahay
BAYAANKA XAQIIJINTA LACAGTA AAD SHAQEYSAY, SANAD KAHOR (SHAQAALEYSIINTA) | |||||
Magaca shirkada | Nooca Shaqada (Magaca oo buuxa, Maalin gelinkeed, khidmada keliya, xiliga, kumeel gaar) | Ma heshay W-2? | Haddii aadan helin W-2, ma haysataa caddeyn kale oo la xariirta dakhligaan? | Lambarka Aqoonsiga Shirkada ee Federaalka (waxaa laga heli karaa dukumiintiga canshuurta) | Lacagta Guud ee Shaqeysay 2019 |
□ HAA □ MAYA | |||||
□ HAA □ MAYA | |||||
□ HAA □ MAYA | |||||
□ HAA □ MAYA | |||||
□ HAA □ MAYA |
BAYAANKA XAQIIJINTA LACAGTA AAD HESHAY, SANAD KAHOR (ISA-SHAQAALEYSIINTA) | ||||||
Magaca Ganacsiga | Nooca Ganacsiga Isa-shaqaaleysiinta (Iskaashi, LLC, Ganacsi hal mulkiile leeyahay, Qandaraasle Madaxbanaan, Ima khuseyso) | Nooca Canshuurta Celinta aad Buuxisay (Foomka 1040 ama 1040-SR, Foomka 1120, Foomka 1120-S, Foomka 1065, iwm.) | Dakhligaaga Guud kadib Canshuurta iyo Kharashaadka markaad ka jartay 2019 (kadib dhammaan kharashaadka) | |||
Waxaan xaqiijinayaa macluumaadka aan kor ku bixiyay inuu yahay sax intii aqoontayda ah. Waxaan fahansanahay haddii aan ku guuldareysto inaan bixiyo dukumiintiga canshuurta muddo 21 maalmood gudahood ah in la isiin karo xxxxxxxxx aanan u qalmin. Waxaan fahansanahay haddii macluumaad qalad ah aan si kas ah u bixiyo, inaan wajihi doono ganaax gaaraya oo uu ku jiro dacwad fal dembiyeed. □ Waan Waafaqsanahay | ||||||
C. SU'AALAHA U QALMITAANKA | ||||||
1. Waxaa la ii qorsheeyay inaan shaqo bilaabo mana haysto shaqo ama ma awoodo inaan tago shaqada sababo si toos ah ula xariira xaalada degdeg ah ee caafimaadka dadwaynaha ee COVID-19 1a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli taariikhda lagaa filaayay inaad billoowdo shaqada. 1b. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli taariikhda shaqadaada cusub la xiray. 1c. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli magaca ganacsiga. | □ Haa | □ Maya | ||||
Ma codsatay ama ma heshay, ama ma u qalmi kartaa inaad hesho haddii aad mar un codsan lahayd: 2a. Magdhowga shaqo la'aanta sida ku xusan sharci kasta oo federaal ama gobal? 2a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," goorma ayaad codsatay? 2b. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," gobalkee ayaad ka codsatay? 2c. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," mala ansixiyay inaad hesho lacag bixin? 2b. Caawimaada Shaqo La'aanta Aafada sida uu qabo sharci kasta oo federaal ama gobal? 2a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," goorma ayaad codsatay? 2b. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," gobalkee ayaad ka codsatay? 2c. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," mala ansixiyay inaad hesho lacag bixin? | □ Haa □ Haa □ Haa □ Haa | □ Maya □ Maya □ Maya □ Maya |
3. Lacag kasta oo mushaar dhumis ah sababo la xariira xanuun ama naafonimo? 3a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," malaguu ansixiyay inaad hesho lacag bixin? 3aa. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," waa maxay taariikhaha aad helaysay lacag bixinta? 4. Lacag bixin kasta oo ah caymiska dhowrista dakhliga oo gaar loo leeyahay? 4a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," malaguu ansixiyay inaad hesho lacag bixin? 4aa. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," waa maxay taariikhaha aad helaysay lacag bixinta? 5. Lacag kasta oo ah gunnada dheeraadka ah ee shaqo la'aanta (Supplemental Unemployment Benefit, SUB)? 5a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," yaa bixiya gunnooyinka? 5b. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," malaguu ansixiyay inaad hesho lacag bixin? 5b. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," waa maxay taariikhaha aad helaysay lacag bixinta? | □ Haa □ Haa □ Haa □ Haa □ Haa □ Haa | □ Maya □ Maya □ Maya □ Maya □ Maya □ Maya |
6. Ma helaysaa mise heli doontaa lacagta hawlgabnimada (oo aan ka ahayn Social Security) inta lagu jiro 12 ka billood ee soosocota? 6a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan sheeg magaca shirkada qoondeysay ama bixisay qorshaha hawlgabkaan? | □ Haa | □ Maya |
7. Waxaa la iga helay COVID-19, ama waxaan dareemayaa astaamaha COVID-19 waxaana raadsanayaa baaritaan caafimaadka. 7a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli taariikhda lagaa helay xanuunka ama markaad billoowday inaad dareento astaamaha. | □ Haa | □ Maya |
8. Xubin katirsan qoyskayga ayaa laga helay COVID-19. 8a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli taariikhda xubinta qoyskaaga katirsan laga helay xanuunka. | □ Haa | □ Maya |
9. I Waxaan daryeelaa xubin katirsan qoyska ama xubin kamid ah qoyskayga oo laga helay COVID-19. 9a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli taariikhda xubinta qoyskaaga katirsan laga helay xanuunka. | □ Haa | □ Maya |
10a. Ilmo ama qof kale oo katirsan qoyskayga oo aan anigu siiso daryeelka aasaasiga ah ayaan awoodin inuu aado iskuulka maadaama loo xiran sababo la xariira xaalada degdeg ah ee caafimaadka Dadwaynaha ee COVID-19 iskuulkaasna wuxuu iga doonayaa inaan shaqeeyo. 10aa. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli magaca iskuulkaas la xiray. 10ab. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," taariikhda xiritaanka. 10b. Ilmo ama qof kale oo katirsan qoyskayga oo aan anigu siiso daryeelka aasaasiga ah ayaan awoodin inuu aado xarunta xanaanada maadaama loo xiran sababo la xariira xaalada degdeg ah ee caafimaadka Dadwaynaha ee COVID-19 xaruntaasna waxay iga doonaysaa inaan shaqeeyo. 10ba. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli magaca xaruntaas la xiray. 10bb. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," taariikhda xiritaanka. | □ Haa □ Haa | □ Maya □ Maya |
11. Waxaan noqday qofka qoyskayga u raadiya waxay cunaan ama waxay iigu tiirsan yihiin si aad u wayn sababtoo ah qofka qoyska u waynaa wuxuu u dhintay sabab uu si toos ah u keenay COVID-19. 11a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli taariikhda aad billowday inaad qoyska adeeg siiso. | □ Haa | □ Maya |
12. Goobtayda shaqada waxaa loo xiray sababto si toos ah ula xariira xaalada degdeg ah ee caafimaadka dadwaynaha ee COVID-19. 12a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan xxxx xxxxx ganacsiga 12b. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli taariikha meesha aad ka shaqeyso loo xiray sida kumeel gaarka ah ama sida abadiyanka ah. 12c. Shirkadaadu dib makuu soo wacday si aad ugu laabato shaqada? 12d. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Dib ma ugu laabatay shaqada? | □ Haa □ Haa | □ Maya □ Maya |
13. Waxaan ahay qof si iskiis ah u shaqeysta (oo uu ku jiro qandaraaslaha madaxbanaan iyo shaqaalaha madaxa banaan qabta) waxaana hoos aad ugu dhacay macaamiishayda ama adeegyadii caadiga ahaa sababo la xariira xaalada degdeg ah ee caafimaadka dadwaynaha ee COVID-19. 13a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli magaca ganacsiga 13b. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli taariikhda ganacsigaagu billaabay inuu aad hoos ugu dhaco. | □ Haa | □ Maya |
14. Waxaan shaqadeyda oga tagay sababo si toos ah ula xariira COVID-19. 14a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli taariikhda aad ka tagtay. 14b. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli magaca ganacsiga. 14c. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli sababta aad shaqada sida iskaa ah oga tagtay. | □ Haa | □ Maya |
15. Ma awoodo inaad tago goobtayda shaqada sababtoo ah dakhtarkayga adeega caafimaadka isiiya ayaa igula taliyay inaan iskarantiilo sababo la xariira shaki laga qabo COVID-19. 15a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli sababta aadan u awoodin inaad tagto goobtaada shaqada. 15b. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli taariikhda arrintaan bilaabatay. | □ Haa | □ Maya |
16. Ma awoodo inaan tago goobta aan ka shaqeeyo sababo la xariira karantiil lasoo rogay oo si toos ah ula xariira xaalada degdeg ah ee caafimaadka dadwaynaha ee COVID-19. 16a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli sababta aadan u awoodin inaad tagto goobtaada shaqada. 16b. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli taariikhda arrintaan bilaabatay. | □ Haa | □ Maya |
17. Ma haystaa awood aad kusii heli karto lacag bixinta aad ka hesho shirkaada intaad guriga ka shaqeyneyso? 17a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," ma laguu oggolaaday inaad shaqeyso in la mid ah saacadihii aad xxxxx guriga ugu shaqeyneysay? 17aa. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," cadadka lacagta lagu siinayay ma lamid ahaayeen lacagtii aad xxxxx u qaadaneysay? 17aaa. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Waa maxay cadad lacagta cusub ee aad helaysay? 17ab. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," waa maxay tirada saacadaha laguu ogolaaday inaad shaqeyso? 17b. Maxay tahay sababta aadan guriga ugu shaqeeneyn? | □ Haa □ Haa □ Haa | □ Maya □ Maya □ Maya |
18. Ma heshaa gunnada fasaxa xanuunka ama gunnooyin kale oo lagu bixiyo fasax? 18a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," ayaa kusiiya gunnada fasaxa? 18b. Waa maxay taariikhaha aad hesho gunnada fasaxa? 18c. Waa maxay cadadka gunnada fasaxa ee aad hesho? 18d. Waa maxay saacadaha gunnada fasaxa aad hesho? | □ Haa | □ Maya |
19. Waxaa la ii diiday in la iisii wado gunnooyinka shaqo la'aanta sababtoo ah waxaan diiday inaan ku laabto shaqada ama inaan aqbalo shaqo la iga siiyay goob shaqo, oo aan tusaale ahaan, raaceen xeerarka badqabka ee u degsan gobalka, deegaan, ama caafimaadka caalamiga ah ee la xariira cOVID-19. Tan waxaa kujira laakiin aan ku koobneyn, shuruudaha la xariira xirashada maaskarada wajiga, kala fogaanshaha dadka, ama isticmaalida agabyada qofka gaashaanka u xx xxxx ku xusan tilmaamaha caafimaadka bulshada. 19a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Sheeg Magaca Shirkada 19b. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Taariikhda aad diiday shaqada ama inaad dib ugu laabato shaqada 19c. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Taariikhda laguu diiday gunnada shaqo la'aanta | □ Haa | □ Maya |
20. Waxaan macalin ka ahay machad waxbarasho ama mid hay'adeed iyo waxaan ahay shaqo la'aan ama qayb ayaan shaqeeyaa sababo la xariira nuglanaan ka jirta jadwalka shaqada oo ay si toos ah u sababtay xaalada degdeg ah ee caafimaadka dadwaynaha ee COVID-19. Tan waxaa kujira, laakiin aan ku koobneyn, isbadel lagu sameeyay jadwalada iyo shaqada oo oo maalin barkeed la xiray. 20a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Sheeg Shirkada aad u shaqeyso 20b. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Waa maxay nooca shaqada ee aad u qabato machadka waxbarashada ama hay'ada? 20c. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Heshiis ama qandaraas miyaad kula jirtaa shirkada? 20d. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Taariikhda shaqada lagaa joojiyay ama saacadahaaga hoos loo dhigay. | □ Haa □ Haa | □ Maya □ Maya |
21. Waxaan ahay shaqaalee waxaana la yareeyay saacadahayga ama waxaa la igu sameeyay shaqo joojin sababo la xariira xaalada degdeg ah ee caafimaadka dadwaynaha ee COVID-19. 21a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," sheeg magaca Shirkada 21b. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Taariikhda shaqada lagaa joojiyay ama saacadahaaga hoos loo dhigay. 21c. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Ma shaqeysaa dhammaan saacadaha shaqada ee shirkadu kuugu talagashay? | □ Haa □ Haa | □ Maya □ Maya |
22. Arrimaha kor lagu sheegay oo dhan ima khuseeyaan. 22a. Haddii jawaabtaadu "HAA," fadlan sheeg macluumaadka la xariira sababta aad hadda u tahay shaqo la'aanta. | □ Haa | □ Maya |
23. Hadda ganacsi aad adigu leedahay miyaad ka shaqeysaa? Hadii jawaabtaadu tahay "HAA," waa INAAD ka jawaabto su'aalaha qaybta D. | □ Haa | □ Maya |
D. MACLUUMAADKA ISA-SHAQAALEYSIINTA | ||||
1. Inta lagu jiray aafada, Iskaa u shaqeysigaan miyay ahayd shaqadaada koowaad iyo habka aasaasiga ee nolasha ku raadsato? 1a. Haddii jawaabtaadu "MAYA," xxxxxx xxxxxx. | □ | Haa | □ | Maya |
2. Waa maxay adeegyada aad qabato? | ||||
3. Ma leedahay magac ganacsi? 3a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan geli magaca ganacsigaaga iyo taleefan lambarka ganacsiga. Magaca Ganacsiga Taleefan | □ | Haa | □ | Maya |
4. Ma gudbisay canshuur celinta ganacsiga? (Tusaale: Jadwalka C, 1120 ama 1065) 4a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Foomkee ayaad buuxisay? | □ | Haa | □ | Maya |
5. Ma go'aamisaa sida shaqada loo qabanaayo? | □ | Haa | □ | Maya |
6. Ma xaq u leedahay inaad qof shaqaaleysiiso kaa caawiya qabashada hawlahaaga? 6a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," shaqada maka diri kartaa? | □ □ | Haa Haa | □ □ | Xxxx Xxxx |
7. Ma go'aamisaa meesha shaqada lagu qabn doono? | □ | Haa | □ | Maya |
8. Ma go'aamisaa heerka magdhowga? | □ | Haa | □ | Maya |
9. Ma haysataa agabyada iyo adeegyada maalgelinta, iwm? 9a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Imisa? | □ | Haa | □ | Maya |
10. Shirkada aad u shaqeyso ma kuu go'aamin kartaa adiga? | □ | Haa | □ | Maya |
11. Ma haysataa wax ka badan hal macmiil? 11a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," imisa macmiil ayaad haysataa? | □ | Haa | □ | Maya |
E. OGGOLAANSHAHA CANSHUURTA LA SAMEEYO | ||||
Xxxxxxxxx shaqo la'aan oo kasta ood hesho waa dakhli si guud loo canshuuri karo haddii lagaa doonaayo inaad buuxiso faylka canshuur celinta. Waa inaad sameyso canshuur celin qiyaasan. Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan canshuur celinta qiyaasan, la xariir Internal Revenue Service (Adeega Dakhliga Gudaha). Si aad u hesho macluumaadka canshuurta gobalka, la xariir Oregon Department of Revenue. Waxaad dooran kartaa in lagaa joojiyo 10% gunnooyinkaaga canshuurta federaalka ah iyo/ama 6% oo canshuuraha gobolka ah. • Miyaad dooranaysaa in 10% oo ah gunnooyinka shaqo la'aanta laga dhigo canshuurta dakhliga ee federaalka? • Miyaad dooranaysaa in 6% oo ah gunnooyinka shaqo la'aanta laga dhigo canshuurta dakhliga ee gobalka? Oggolaanshahaan waxaa loo sii isticmaali doonaa codsigaan illaa iyo inta Oregon Employment Department helayso ogeysiis qoran oo aad oga laabanayso. | □ □ | Haa Haa | □ □ | Xxxx Xxxx |
X.XXXXXXXX XAQIIJINTA JOOGTADA XX | |||||||||||
Xxxx ku qor dhammaan asbuucda laga soo bilaabo taariikhda aafada ee aad guud ahaan ama qayb ahaan aad noqotay shaqo la'aanta sababo la xariira aafada ood u dalbaneyso PUA. Soo gudbi lacagta guud ee aad shaqada ka heshay iyo lacagta guud ee shaqadaada aad adigu leedahay ka heshay. | |||||||||||
Dhamaadka Asbuuca | Saacadaha aad Shaqeysay | Lacagta Guud ee aad heshay | Nooca Lacagta Aad heshay | Dhamaadka Asbuuca | Saacadaha aad Shaqeysay | Lacagta Guud ee aad heshay | Nooca Lacagta Aad heshay | ||||
Adoo ku saleynaayo asbuucayada dalbashada gunnada ee kore, ka jawaab su'aalahaan soosocda adoo tig saaraya bokiska(bokisyada) saxda ah ama adoo bixinaaya macluumaadka dheeraadka ah ee lagaa codsaday. | |||||||||||
1. Ma codsatay ama ma heshay: a. Caymis lacageed oo kasta oo la xariira mushaar la'aanta ay sababta u tahay xanuun ama naafonimo? Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Qor Lacagta Aad Heshay: Mudda Loogu Talagalay: Laga billaabo: illaa | □ | Haa | □ | Xxxx | |||||||
x. Wax lacag bixin ah ood ka heshay Laanta caymiska dhowrista dakhliga oo gaar loo leeyahay? Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Qor Lacagta Aad Heshay: Mudda Loogu Talagalay: Laga billaabo: illaa | □ | Haa | □ | Maya | |||||||
c. Ma heshay wax lacag bixin ah oo la xariirta gunnooyinka shaqo la'aanta ee dheeraadka ah? Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Qor Lacagta Aad Heshay: Mudda Loogu Talagalay: Laga billaabo: illaa | □ | Haa | □ | Maya | |||||||
d. Majireen wax lacag ah oo la xariira hawlgabnimo, magdhow, ama lacag bixin muddo xxxx xx aad ka heshay qorshe ay bixiso ama maareyso shirkad 2019 kii? Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Qor Lacagta Aad Heshay: Mudda Loogu Talagalay: Laga billaabo: illaa | □ | Haa | □ | Maya | |||||||
2. Diyaar ma u ahayd, awooday oo si firfircoon ma u doonaysay shaqo todobaadkaan taasoo waafaqsan shuruudaha gobolkeena? Hadii AADAN raadinayn shaqo sida shardiga ah, ama aanad keeni xxxxx cadayn hawlahaaga doon doonashada shaqada marka lagaaga baahdo, dalabkaaga waa la diidi doonaa oo gunooyinka waa lagaa joojin doonaa. | □ | Haa | □ | Maya | |||||||
3. Ma tahay qof ay saameeyeen xaalada degdeg ah ee caafimaadka dadwaynaha ee COVID-19. 3a. Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," fadlan sharax. | □ | Haa | □ | Maya | |||||||
4. Ma diiday wax shaqo ah intii lagu jiray mid kamid ah asbuucyada dalbashada gunnada ee kore? | □ | Haa | □ | Maya |
G. SHAACINTA RELIACARD | ||
U.S. Bank ReliaCard ® Xxxxxx Shaacinta Hore | Magaca Barnaamijka: Caymiska Shaqo La'aanta ee Oregon | Taariikhda Tixraaca: Juun 2017 | ||
Waxaad haysataa dookhyo ku aadan qaabka aad u helayso gunnooyinka, oo ay kujiraan in baankaaga si toos ah loogu shubo ama lagugu siiyo kaarkaan pepaid-ka ah. Waydii hay'adaada dookhyada la heli karo kadibna dooro dookhaaga. | ||
Lacagta bilaha ah Halkii iiba $0 $0 | Kala soo bixida ATM ka $0 marka la aqbalo qiimo dhimis $2.00* marka aan la aqbalin qiimo dhimis | Lacag Bixin toos ah Ma aqaan |
Codsiga Haraadiga Lacagta ATM ka (marka la aqbalo qiimo dhimis ama marka aan la aqbalin qiimo dhimis) | $0 | |
Adeega Macmiilka (wakiil toos ah ama layf ah) | $0 halkii wicitaanba | |
Aan shaqeeneyn (kadib marka aan 365 maalmood aan lala bixin wax lacag ah) | $2.00 halkii bilba | |
Waxaan qaadanaa 3 nooc oo kale oo lacag ah. | ||
* Lacagtaan ayaa yaraan karta ayadoo ku xiran halka iyo qaabka loo isticmaali kaarkaan. Ka eeg Jadwalka Khidmadaha la socda siyaabo bilaash ah oo aad ku heli karto lacagahaaga una dheelitiri karto macluumaadkaaga. Ma jiro qaab xad dhaaf ah/amaah. Maalgelintaadu waxay u qalantaa caymiska FDIC. Si aad u hesho macluumaad guud oo ku saabsan kaanka prepaid-ka ah, booqo xxxx.xxx/xxxxxxx. Raadi macluumaadka iyo xaaladaha ku saabsan dhammaan khidmadaha iyo adeegyada xirmada kaarka ama wac 0-000-000-0000 ama booqo xxxxxxxxxxxxxxx.xxx. | ||
U.S. Bank ReliaCard ® Jadwalka Khidmada | Magaca Barnaamijka: Caymiska Shaqo la'aanta ee Oregon | oo dhaqan galay: Maayo 2018 | ||
Dhammaan khidmadaha Lacagta | Macluumaadka | |
Hel Kaash | ||
Kala soo bixida ATM ka (marka la aqbalo qiimo dhimis) | $0 | Tani waa khidmada aan helno halkii lacag la bixisba. "marka la aqbalo qiimo dhimis" fiiri U.S. Bank ama MoneyPass® ATM networks. Goobaha waxaa laga heli karaa xxxxxx.xxx/xxxxxxxxx ama xxxxxxxxx.xxx/xxx-xxxxxxx. |
Kala soo bixida ATM ka (marka aanan aqbalin qiimo dhimis) | $2.00 | Tani waa khidmada aan helno halkii lacag la bixisba. Khidmadaan waxaa lagaa dhaafayaa 2 da jeer ee koowaad oo aad lacag kala soo baxdo ATM ka bil walba, oo ay kujiraan labada ATM ka lacagta laga baxo ee (aan la qbalin qiimo dhimis) iyo lacag kala bixista ATM ka Caalamiga ah. "marka aan la aqbalin qiimo dhimis" fiiri dhammaan ATM yada ka baxsan U.S. Bank ama MoneyPass® ATM networks. Sidoo kale waxaa lacag kaa qaadi kara shirkada leh ATM ka xataa haddii aadan dhameystirin hawshaada lacagta. |
Lacag kala soo bixida Gudaha baanka | $0 | Kani waa khidmadeena aan helno marka aad kaash kala soo baxdo kaarkaaga adoo kala baxaaya gudaha baanka ama credit union aqbala (Visa®. |
Macluumaadka | ||
Codsiga Haraadiga ATM ka (ee aqbalo qiimo dhimis) | $0 | Kani waa khidmadeena aan helno halkii codsiba. "marka la aqbalo qiimo dhimis" fiiri U.S. Bank ama MoneyPass® ATM networks. Goobaha waxaa laga heli karaa xxxxxx.xxx/xxxxxxxxx or xxxxxxxxx.xxx/xxx-xxxxxxx. |
Codsiga Haraadiga Lacagta ATM ka (ee aan aqbalin qiimo dhimis) | $0 | Kani waa khidmadeena aan helno halkii codsiba. "marka aan la aqbalin qiimo dhimis" fiiri dhammaan ATM yada ka baxsan U.S. Bank ama MoneyPass ATM networks. Sidoo kale waxaa lacag kaa qaadi karta shirkada leh ATM ka. |
Sii akhri xogga xigga |
Ku isticmaalida kaarkaaga meel ka baxsan Maraykanka. | ||
Lacag u dirista Dal kale | 3% | Kani waa khidmadeennu khusayso markii aad u isticmaaleyso kaarkaaga wax ka iibsashada ganacsatada ajnabiga ah iyo lasoo bixida lacag kaash ah ee ATM yada shisheeyaha waana boqolkiiba lacagta doolarka, kadib xxxxx xxx badelo lacag kasta. Qaar ka mid ah ganacsiga iyo lacagaha ATM ka, xitaa haddii adiga iyo/ama ganacsadaha ama ATM ka aad ku sugan tihiin Mareykanka, waxaa loo tixgeliyaa macaamil shisheeye iyadoo la raacaayo qawaaniinta shabakadda ee khuseeya, annaguna ma xakamaynno sida ganacsatadaan, ATM yadaan iyo macaamillada loo kala saaray. |
Lacag kala bixida ATM caalami ah | $2.00 | Tani waa khidmada aan helno halkii lacag la bixisba. Khidmadaan waxaa lagaa dhaafayaa 2 da jeer ee koowaad oo aad lacag kala soo baxdo ATM ka bil walba, oo ay kujiraan labada ATM ka lacagta laga baxo ee (aan la aqbalin qiimo dhimis) iyo lacag kala bixista ATM ka Caalamiga ah. Sidoo kale waxaa lacag kaa qaadi kara shirkada leh ATM ka xataa haddii aadan dhameystirin hawshaada lacagta. |
Mid kale | ||
Isbadelaada Kaarka | $0 | Kani waa khidmadeena aan helno halkii kaar oo laguu badelo laguuguna soo diro qaab caalami ah (wuxuu qataa illaa 10 maalmood). |
Kaarka Laguu badelay Marka si Degdeg ah Laguugu keenaayo | $15.00 | Kani waa khidmadeena aan ka helno kaarka sida degdeg ah loogu keenaayo (oo qaaadanaaya illaa 3 maalmood oo ah maalmaha aan fasaxa ahayn) waxaana lagaa qaadaa khid kasta op ah Badelaada Kaarka. |
Aan shaqeeneyn | $2.00 | Kani waa khidmadeena aan helno bil kasta kadib marka aadan dhameystirin hawshaada lacagta adoo isticmaalaya kaarkaaga muddo dhan 365 maalmood oo isku xigxiga. |
Maalgelintaadu waxay u qalantaa caymiska FDIC. Lacagtaada waxaa lagu xxxx doonaa Baanka Qaranka Maraykanka oo xx xxx'ad caymis FDIC ah, oo daboosha caymis gaaraya illaa $ 250,000 FDIC haddii ay dhacdo in Baanka Maraykanku guuldareysto. Fiiri xxxx.xxx/xxxxxxx/xxxxxxxx/xxxxxxx.xxxx si aad u hesho macluumaad dheeraad ah. Ma jiro qaab xad dhaaf ah/amaah. La xariir laanta adeega Kaarka adoo ka wacaaya 0-000-000-0000, ama kala xariiraaya boostada P.O. Box 551617, Jacksonville, FL 32255 or visit xxxxxxxxxxxxxxx.xxx. Si aad u hesho macluumaad guud oo ku saabsan akoonka prepaid-ka ah, booqo xxxx.xxx/xxxxxxx. Haddii aad cabasho ka qabto akoonka prepaid-ka, wac Consumer Financial Protection Bureau adoo ka wacaaya 1-855- 411-2372 ama booqo xxxx.xxx/xxxxxxxxx. □ Waxaan akhriyay Macluumaadka ReliaCard |
H. BEEN ABUUR |
Waxaan fahansanahay haddii aan sameeyo qiraal been abuur ah iyo khiyaano ku talo gal ah si aan u helo lacag bixin aanan u qalmin inay keeni karto ganaax sababa ciqaab iyo dacwad ciqaabeed. □ Waan Waafaqsanahay |
I. XAQIIJINTA CODSIGA |
Waxaan xaqiijinayaa macluumaadka aan kor ku qoray, oo loo isticmaali doono in lagu go'aamiyo u qalmitaankayga caawimaada shaqo la'aanta aafada, inay yihiin sax intii aqoontayda ah. Waxaan fahansanahay inuu i qabanaayo ganaax maamuleed, oo ay kujiaan ganaaxyada been abuurka, ama talaabo sharci ah haddii la oggaado inaan soo gudbiyay aana haysto macluumaad aan sax ahayn si aan u helo lacag bixin aanan u qalmin. Waxaan xaqiijinayaa □ Inaan ahay muwaadin ama qof u dhashay Maraykanka □ Haa □ Xxxx Haddii jawaabtaadu tahay "MAYA," maku jirtaa xaalad soogalootinimo oo lagu qanci karo? □ Haa □ Maya Oggolaanshaha Shaqada # Saxiixa Taaaariikhda (Bisha, Maalinta, Sanadka): |
Haddii la oggaado inaad u qalanto PUA waxaan kuu qoondeen doonaa gunno ugu yaraan ah $205. Haddii aad dooneyso inaan qiiimeyno dalabkaaga cadadka gunnaada asbuuclaha ah ee la kordhiyo, waa inaad keentaa caddeyn dakhli oo ah canshuurta sanadkii 2019. Si aad u hesho cadad gunno oo aad u sareysa waxaa qasab ah lacagta aad heshay 2019 inay ka badan tahay $16,480. Waxaad isticmaali kartaa foomka 196PUA si aad u oggaato inta aad u qalmi karto inaad hesho. |
Fadlan foomkaaga aad buuxisay kusoo dir: Iimaylka: Oregon Employment Department PO Box 14165 Salem, OR 97311 Fax: (000) 000-0000 |
Oregon Employment Department waa barnaamij/shirkad bixisa fursad loo siman yahay. Adeegyadaan soosocda waxaa lagu heli karaa qaab bilaash ah marka la codsado: Adeegyada ama caawimaadaha dheeraadka ah iyo qaabab kale oo loogu talagalay shakhsiyaadka naafada ah iyo caawimaad xagga luuqadda ah oo loo fidinaayo shakhsiyaadka ay ku yartahay aqoonta Ingiriisiga. Waydii mid kamid ah shaqaalaheena macluumaad dheeraad ah. El Departmento de Empleo de Oregon es un programa/empleador que respeta la igualdad de oportunidades. Disponemos de los siguientes servicios a pedido y sin costo: Servicios o ayudas auxiliares, y formatos alternos para personas con discapacidades y asistencia de idiomas para personas con conocimiento limitado del inglés. Para mayor información, pregunte a nuestro personal. |