Biyaha Duleed Qodobbada Tusaalaha

Biyaha Duleed waxa looga jeeda biyaha si joogto ah ama marar kala durugsan socda ama fariista dhulka guudkiisa, kuwaas oo ka soo hara roobka, waxaana ka mid ah durdurrada iyo balliyada