Bulshada Rayidka Qodobbada Tusaalaha

Bulshada Rayidka waxaa loola jeedaa hay'adaha aan dawliga ahayn ama aan faa’iido doon ahayn; kana dhex jira bulshada mar walbana u taagan danaha bulshada dhinac kasta sida dhaqanka, waxbarashada, caafimaadka iyo adeegyada la midka ah;