BUUXINTA XAQIIJINTA JOOGTADA AH Qodobbada Tusaalaha

BUUXINTA XAQIIJINTA JOOGTADA AH. Hoos ku qor dhammaan asbuucda laga soo bilaabo taariikhda aafada ee aad guud ahaan ama qayb ahaan aad noqotay shaqo la'aanta sababo la xariira aafada ood u dalbaneyso PUA. Soo gudbi lacagta guud ee aad shaqada ka heshay iyo lacagta guud ee shaqadaada aad adigu leedahay ka heshay.Dhamaadka AsbuucaSaacadaha aad ShaqeysayLacagta Guud ee aad heshayNooca Lacagta Aad heshayDhamaadka AsbuucaSaacadaha aad ShaqeysayLacagta Guud ee aad heshayNooca Lacagta Aad heshay Adoo ku saleynaayo asbuucayada dalbashada gunnada ee kore, ka jawaab su'aalahaan soosocda adoo tig saaraya bokiska(bokisyada) saxda ah ama adoo bixinaaya macluumaadka dheeraadka ah ee lagaa codsaday.1. Ma codsatay ama ma heshay:a. Caymis lacageed oo kasta oo la xariira mushaar la'aanta ay sababta u tahay xanuun ama naafonimo?Haddii jawaabtaadu tahay "HAA," Qor Lacagta Aad Heshay: Mudda Loogu Talagalay: Laga billaabo: illaa