Dhisid/Dayactir/Casriyeen-Lahaansho-Hawgal-Wareejin (DhCLKW waa marka hay’adda gaarka loo leeyahay ay hesho ruqsad qandaraas muddo go’an haddii ay u gaar tahay ama aanay u ahayn si ay u horumariyaan, hawlgalaan, ilaaliyaan, maareeyaan una ururiyaan muddo go’an lacagta adeegyada caamka ah dhammaadka hawgalkana gacan ku haynta xaruntaas ay dib ugu noqoneyso hay’adda dawladda/Dowladda.