Dhisid/Dayactir/Casriyeen- Wareejin-Hawlgal (DhCWK Qodobbada Tusaalaha

Dhisid/Dayactir/Casriyeen- Wareejin-Hawlgal (DhCWK waa marka ay Dowladda/ Hay’ad dawladeed heshiish kula gasho kulankad gaar loo leeyahay iney dhisto ama dhameystirto dayactirka dhismo milkiyadiisa kaddib lagu wareejinayo Dowladda/Hay’ad dawladeed oo kaddib dhammaadka dayactirka agabkaas dib looga kireynaayo hay’ad gaar loo leeyahay muddo go’an oo la cusboneysiin karo.