Garta Tooska ah– Haddii eedeysanaha uu Qodobbada Tusaalaha

Garta Tooska ah– Haddii eedeysanaha uu ku guul dareeysto in uu Maxkamaddda Degmada Federaalka u soo celiyo war, ama Jawaab, muddadii loo qabtay gudaheeda, waxaa dhici karto in la gaaro Xukun Toos ah, taasoo muddiciga siiso garta uu soo codsaday sida ku jirta Ashtakada. Badanaa, garta la raadinaayo waa lacag ama fal la mid ah.