Isbitaallada CMH ayaa bixiya caawimaad dhaqaale oo 100% ah ayadoo lagu salaynaayo shuruudaha hoos lagu qeexay Qodobbada Tusaalaha

Isbitaallada CMH ayaa bixiya caawimaad dhaqaale oo 100% ah ayadoo lagu salaynaayo shuruudaha hoos lagu qeexay. • Marka dakhliga guud ka hooseeyo 200% ee heerka FPL, kadib marka la ogolaado• Marka bukaanku dagan yahay Maine• Qof aan daganayn Maine oo doonaaya Daryeelka Xaalada Degdega ah• Adeegyada ama agabka Caafimaad ahaan Muhiimka ah• In dhammaan ilaha Lacagta baxsha ee Qolada Saddexaad ah wax laga waayo