XAJMIGA
CIWAANKA XEERKA/HABRAACA: Xeerka Kaalmada Dhaqaalaha | |
SHIRKADA: ☒ CMHC ☒ CMMC ☒ CMMG ☒ BRIDGTON HOSPITAL ☒ RUMFORD HOSPITAL ☒ BOLSTER HEIGHTS ☐ RUMFORD COMMUNITY HOME ☒ XXXXXXXX DIXFIELD ☒ SWIFT RIVER FAMILY MEDICINE DAWADA QOYSKA | |
QAYBTA: Maamulka | TAARIIKHDA HORE: 11/29/2019 |
KOOXDA LEH: Mareegta Dakhli aruurinta | TAARIIKHDA DAABACAADA: 4/2/2021 |
XAJMIGA
Xeerkaan waxa uu qabanayaa dhammaan xarumaha, shaqooyinka, shirkadaha, iyo adeegyada Shirkada Daryeelka Caafimaadka ee Bartamaha Maine (Central Maine Healthcare Corporation, "CMH") iyo dhammaan shaqaalaha CMH.
UJEEDADA
Central Maine Healthcare (“CMH”) waxay caawimaad dhaqaale siisaa adeegyada degdega ah iyo kuwa caafimaad ahaan muhiimka ah oo lagu bixiyay goob bukaan socod ama bukaan jiif oo lagu baxshay qaab cadaalad ah, siman, qadarin leh oo higsi xxx xxxx siiyay bukaannada aan lahayn caymiska ama aan caymis ku filan haysan. Bixinta caawimaad dhaqaale waxay waafaqsan tahay, ku habboon tahay xxxx muhiim u tahay buuxinta shaqadeena, yoolkeena iyo mabaadii'xxxxx. Xeerkaan waxa uu ka hadlayaa Caawimaada Dhaqaalaha wuxuuna taageerayaa dadaalka CMH ee bixinta helitaanka daryeelka badqabka leh, la isku halayn karo, tayada badan oo la siinaayo bukaan kasta, maalin kasta.
QEEXITAANNADA
Cadadka Caadiyan Laga Qaado Bukaanka (AGB): Cadadka Caadiyan Laga Qaado Bukaanka ee daryeelka degdega ah ama kuwa xxxx xx caafimaad ahaan muhiimka ah xxxx siiyo dadka haysta caymiska caafimaadka ee daryeelkaas daboolaaya. Illaa heerka ku habboon, AGB ayaa lagu go'aamin doonaa qaabka "raad‐raaca" ayadoo la qaadanaayo dhammaan lacagta isbitaalku xx xxxxx dhammaan qorshayaasha ganacsiga iyo Medicare intii lagu jiray sanad miisaaniyadeedkii hore ee isbitaalka kadibna loo qaybinaayo tiradaan qarashaadka guud ee laga qaaday caymisyadaas ganacsi iyo Medicare intii lagu jiray sanadkaan hore. Xxxxx, dhammaan shaqsiyaadka u qalma caawimaada
Dhammaan xeerarka rasmiga ah eeCentral Maine Healthcare waxaa lagu hayaa elektaroonig ahaan wayna isbadeli karaan. Ma jirto xeer qoran oo loo qaadan karo xeerka rasmiga ah marka laga reebo inuu waafaqsan yahay xeerka hadda ee elektaroonig ahaan loo hayo.
[Financial Assistance Policy APPROVED VERSON 1.docx] bogga 1 ee 10
dhaqaalaha ayaa heli doona caawimaada oo lagu saleeyay 100% qarashka lagu yeeshay
Muddada Codsiga: Muddada Codsiga ee Caawimaada Dhaqaalaha ee taariikhda adeegyada labaxshay ayaa dhacaysa sideed billood (240 maalmood) kadib laga bilaabo cadaynta koobaad ee biilka kadib qarashka. Caymiska mudadaan codsiga ee Caawimaada Dhaqaalaha ayaa daboolaysa lagasoo bilaabo lix billood (180 maalmood) kahor cadaynta koobaad ee lacagta qarashka marka lagu yeesho kadib ama taariikhda adeegyada la bixiyay ee ku cad caddaynta biilka – hadba kii horeeya – illaa lix billood kadib taariikhda codsiga.
Talaabooyinka Lacag Aruurinta ee Qayru Caadiga ah (ECAs): Talaabooyinka soo socda ee ka dhanka ah qof, ama ka dhanka ah qof kale oo aqbalay ama laga doonaayo inuu aqbalo masuuliyada qarashka isbitaalka ee daryeelka qofka, xxxx xariira qaadista lacagta biilka daryeelka ee ku cad barnaamijka FAP:
(i) ka iibinta daynta qofka qolo kale; (ii) u sheegida warbixinta xumaanka ee qofka wakaaladaha soo sheega dadka daynta bixin waaya ama laanta daynta; iyo (iii) talaabooyin u baahan hanaan sharci ama garsoor (tusaale, in lala wareego guriga qofka, qaadashada hantida qofka, in la jarto mushaarka qofka).
ECAs kuma jiraan in isbitaalku damaanad u qaato guryaha qofka si uu u helo dacwada xalinta daynta, xukunka, ama caqabadaa ka imaanaaya dacwada bukaanka ee ka dhanka ah qolo saddexaad oo dhalisay dhaawacyada gaaray bukaanka.
ECAs sidoo kuma jiraan iibinta isbitaalku daynta qof ka iibsho qolo saddexaad haddii, kahor intaan iibka la samayn, isbitaalku uu xx xxxx heshiis qoraal ah oo sharci ah iibsadaha daynta kaasoo leh afar shardi:
• Iibsadaha dayntu waa inuu aqbalaa sameeyo ECAs kasta si uu lacagta daynta usoo xareeyo;
• Iibsadaha dayntu waa inuu aqbalaa inuusan saaran dulsaar daynta taasoo ka badan qiimaha saxda ah ee ku jira Qaybta 6621(a)(2) ee Xeerka Dakhliga Gudaha xiliga daynta laga iibshay (ama qiimaha dulsaar kale oo lagu caddeeyay ogaysiiska ama tilmaanta xxxx xx lagusoo saaray Tilmaamaha Dakhliga Gudaha);
• Daynta waa inuu xxxxx xxxxx ama dib u xxxxx xxxxx isbitaalku marka isbitaalku ama iibsaduhu go'aansho in qofku u qalmo FAP; iyo
• Haddii la go'aansho inuu qofku u qalmo FAP aana xxxxxx xx xxxxx ama uusan ka laaban isbitaalku, iibsaduhu waa inuu raacaa habraacyada lagu cadeeyay heshiiska oo xaqiijinaaya inuusan qofku lacag bixin, aysan wax masuuliyad lacageedna saarnayn, iibsadaha iyo isbitaalka si wadajir ah ayaa in ka badan qofka si xxxx xx masuul uga ah inay lacagta ka baxshaan qofka FAP u qalma. ECAS sidoo kale kuma jiraan ku dirista sheegashada hanaanka dalaafka dhaqaale.
Qaliinka Ikhtiyaariga ah ee Qurxinta: Buug Gacmeedka Isbitaalka ee Medicare ta CMS, Qaybta
250.11. Qaliinka isqurxinta waxaa ku jira hanaan kasta oo qaliin oo loogu talagalay qurxin muuqaalka, marka laga reebo in loogu baahan yahay dayactir degdeg ah (tusaale, isla marka uu caafimaad ahaan muhiim noqdo) ee dhaawaca shilka ama hormarinta shaqada xubin jireed oo qaloocatay.
Xxxxxxxxx Xxxxxxx Xxxxxxx ah:
• Qofka ayaa imaanaaya Waaxda Xaalada Degdega ah ("ED") waxaana la codsadaa in la baaro ama laga daaweeyo xanuun kasta oo caafimaad; ama
• Bukaanka waxaa lagu daaweeyaa waax ama shaqo lagu sameeyo meel bulshada u furan (magac ahaan, boorar lasoo dhajiyay, xayiisiin, ama qaabab kale) oo ah meel bixisa daryeelka
xaalada Caafimaad ee Degdega ah oo ah kuwo degdeg ah ayadoon loo baahan xxxxx horay loo qabsaday (tusaale, xarunta daryeelka Degdega ah, qaybta banaanka xarunta ee Foosha iyo Umulinta, iwm.).
Qoyska: Qoys waa koox labo qof iyo ka badan ka kooban oo isla dhashay, isqaba, ama ilmo la korsaday ah kuwaas oo isla dagan xxxx jiraan qaar kamid ah ayaga oo ay saaran yihiin masuuliyado sharci oo taageero; dhammaan xubnaha noocaas ah ee isku xariira waxaa loo yaqaanaa hal qoys.
Dakhliga Qoyska:
Waxaa Ku jira:
• Mushaaraadka guud iyo gunnooyinka kahor intaan wax lacag ah laga jarin
• Lacagaha banaan ee laga helo ganacsiyada aan ahayn beerta (lacagta uu qofku ka helo ganacsigiisa ama beer uu leeyahay ama kiraystay kahor xxxxx xx xxxx lacagaha ganacsiga laga jarto ama qarashaadka beerta)
• Lacagta ay joogtada u bixiyaan social Security, gunnada hawlgabka, magdhawga shaqo la'aanta, magdhawga shaqaalaha, lacagaha shaqo joojinta ee sanduuqyada midawga, gunnooyinka dadka ciidanka usoo shaqeeyay
• Caawimaada dawlada ee ay ku jirto Caawimaada Ku meel gaarka ah ee la siiyo Qoysaska Danyarta ah, Kaalmada Kaabida Dakhliga, iyo lacagaha Caawimaada Guud
• Joornaatiga tababarka;
• Xxxxxxx, taageerada carruurta, iyo qoondooyinka qoyska milatariga ama taageerada xxxx xx joogtada ah ee uu bixiyo qof maqan oo qoyska kamid ah ama qof aan ku noolayn gurigga
• Lacagaha beeshinka ee shirkadaha gaarka loo leeyahay, beeshinka shaqaalaha dawlada, iyo caymiska tooska ah ama lacagaha heshiiska caymiska
• Saamiyada, dulsaarta, kirada, dhaxalka, ama lacagaha goos‐gooska ah ee ka yimaada guryaha ama haayadaha kaydka
• Lacagta faa'iidada ah ee khamaarka ama bakhtiyaa‐nasiibka
Kuma jirto:
• Faa'iidooyinka hantida
• Hanti kasta oo aan ma guurto ahayn, xxxx ku jiraan lacagaha xxxxxx baxo bangi ama lacagaha kasoo xarooda iibinta guri.
• Lacag celinta canshuurta
• Hadiyadaha, xxxxxxxx, iyo lacagaha laga helo dhaxalka
• Lacagta caymiska xx xxxxx mar lagu siiyo ama magdhawga kale xx xxxxx mar ee dhaawaca
• Gunnooyinka aan lacagta ahayn sida qaybta ay qarashka ka dhiibaan shirkada aad u shaqayso ama ururka shaqaalaha ee caymiska caafimaadka ama gunnooyinka xxxx xx shaqada la xariira
• Qiimaha cuntada iyo shidaalka lasoo saaray laguna isticmaalay beeraha iyo lacagta xxxx xx kirada ka timaada dhulka mulkiiluhu ku fadhiyo ee ka baxsan beerta ama guriga beerta
• Barnaamijyada gunnooyinka aan kaashka ahayn ee federaalka, xxxx ku jiraan Medicare, Medicaid, Caawimaada Cuntada, qadada dugsiga, iyo caawimaada diirada
Qof u qalma FAP: Waa qof u qalma caawimaad dhaqaale sida ku cad FAP (ayadoon laga eegayn in qofku codsaday iyo in kale caawimaada lagu bixiyo FAP).
Heerka Fakhriga Federaalka (FPL): Waa tusmada Dakhliga Heerka Fakhriga Federaalka sida ay
go'aamiso Waaxda Caafimaadka iyo Adeegyada Dadwaynaha ee Maraykanka ( United States Department of Health and Human Services) laguna daabacay Diiwaanka Federaalka.
Codsiga Kaalmada Dhaqaalaha: Waa codsi lagu diray qaab waafaqsan hanaanka lagu cadeeyay Qaybta III ee Xeerkaan.
Qarashaadka Guud: Waa qiimaha buuxa ee isbitaalka, ee la dajiyay ee ku baxay daryeelka caafimaadka oo isbitaalku si siman oo midaysan uga qaadaayo bukaannada kahor intaysan codsan wax qarash dhaaf ah oo heshiis ku yimid, qiimo dhimis, ama lacago laga jarto.
Daryeelka Caafimaad ahaan Muhiimka ah: Adeegyada caafimaadka ama agabka kuwaasoo:
• Uu amro dhakhtar kuna habboon muhiimna u ah astaamaha xanuunka, baarista, ama daawaynta caafimaadka iyo caafimaadka dhimirka, xxxx ku jiraan qaar kamid ah adeegyada kahortaga
• Waxaa lagu bixiyaa baaritaanka ama daryeelka tooska ah iyo daawaynta caafimaadka ama caafimaadka dhimirka;
• Ay buuxinayaan heerarka shaqada wanaagsan ee caafimaadka ee gudaha bulshada caafimaadka iyo caafimaadka dhimirka ee aaga adeegga;
• Aan ahayn caadiyan wax uu doortay bukaanku ama dhakhtarku; iyo
• Ay yihiin heerka ugu habboon ama bixinta adeegga oo si xxxxx xx xxx bixin karo ama, xxxxx xxx baahdo, sida uu go'aanshay dib u eegista hanaanka ka faa'iidaysiga.
Guriga Qoysaska Badan: Haddii guri xx xxxxx yihiin wax ka badan hal qoys iyo/ama wax ka badan hal qof oo aan qaraabo ahayn, tilmaamaha dakhliga ayaa loogu dabaqayaa si xxxx xx qof kasta iyo/ama shaqsi kasta oo aan qoyska kamid ahayn, lagumana dabaqaayo dadka guriga jooga si guud.
HABRAACA/HANAANKA
I. AQOONSIGA BUKAANNADA LAGA YAABO INAY U QALMAAN CAAWIMAADA
A. Markay macquul tahay, kahor taariikhda adeegga la siinaayo bukaanka, CMH ayaa samayn doonta waraysiga kahor dhigista isbitaalka oo laga qaadaayo bukaanka, damaanad qaadaha, iyo/ama wakiilkiisa sharciga ah. Haddii aan la qaadi xxxxx warasyiga kahor isbitaal dhigista, waraysigaan waa in la sameeyaa marka adeegga la samaynaayo ama sida ugu dhakhsaha badan xiligaas kadib marka bukaanka lacag badan lagu yeesho. Marka qofka xaalad degdeg xx xxx keeno, qaababka xxxx xx qiimaynta lacag bixinta ee CMH waa inaan la samayn illaa daryeelka loo baahnaa la siiyo bukaanka. Xiliga warasyiga hore ee bukaanka, xogta soo socota waa in la aruurshaa:
• Xogta joogtada ah ee balaaran ee deegaanka qofka; iyo
• Xogta buuxda ee ku saabsan dhammaan caymiska jira ee qolyaha saddexaad.
B. Dhammaan bukaannada waxaa la siin doonaa fursad ay ku codsadaan caawimaad dhaqaale. Marka bukaan uu codsado caawimaad dhaqaale kadib markuu isbitaalka ka baxo, Wakiilka Koontada Bukaanka ayaa boosto ugu diraaya Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha bukaanka/masuulka bukaanka si uu buuxiyo.
C. Aqoonsiga bukaannada u qalmi kara caawimaada ayaa la samayn karaa xili kasta inta lagu xxxx xxxxxx codsiga.
D. La taliyaasha dhaqaalaha ayaa caadiyan la heli karaa inta lagu jiro saacadaha shaqada si ay u bixiyaan adeegyada soosocda:
• Aqoonsiga ilaha lacag bixinta ee suurtagalka xx xxxx caymiska xxxxxx xxxxxx ama COBRA.
• In laga baaro bukaannada caymis ay ka heli karaan gobalka, federaalka, ama barnaamijyada
caawimaada ee maxaliga ah, xxxx ku jirto caawimaada Dhaqaalaha ee isbitaalka.
• Waxay ka caawiyaan bukaanka codsashada caymiska caafimaadka ee federaalka ama gobalku maal xxxxx iyo barnaamijyada Caawimaada Dhaqaalaha.
• Waxay sharaxaan su'aalo kasta oo dhaqaalaha la xariira.
• Waxay abuuraan heshiisyada lacag bixinta.
• Waxay bixiyaan qiyaasaadka qiimaha.
• Waxay bukaanka siiyaan xxxx xxxxx walba xx xxxx yeelay markay codsadaan.
E. CMH ayaa ku tiirsanaan karta xogta laga helo ilaha kale si loo go'aansho in qof uu u qalmo caawimaada.
II. TALAABOOYIN SI WAYN LOOGU FAAFINAAYO XEERKA CAAWIMAADA DHAQAALAHA XXXXXX XXXXXXXX
CMH iyo ururada xubnaha ka ah ayaa ku dhaqmi doonaa dhammaan sharciyada quseeya, xeerarka iyo qawaaniinta la xariira ogaysiinta bukaanka ee la xariira caawimaad adhaqaalaha, xxxx ku jirana waxyaabaha soo socda:
A. Boorarka lasoo dhajiyo iyo ogaysiisyada gaarka ah ee ay ku jirto xogta ku saabsan helitaanka caawimaada Dhaqaalaha ayaa lagu dhajiyaa meelaha muhiimka ah ee dadku u wada jeedaan ee isbitaalka, xxxx ku jiraan laakiin aan ku koobnayn meelaha soo socda:: Diiwaanka Dhexe/Gelitaanka Bukaanka, Aaga sugitaanka ee Qolka Xaalada Degdega ah, goobaha xarumaha Caafimaadka, qolalka sugitaanka ee dhakhtarka isbitaalka u shaqeeya, goobaha la taliyaasha dhaqaalaha iyo Xafiiska Ganacsiga.
B. Koobiyada waraaqaha ah ee Xeerkaan, Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha, iyo xogta kooban ee luuqada fudud ku qoran ayaa laga heli doonaa goobaha ku qoran Qaybta A ee kore, waana la siin doonaa bukaannada ayadoo qayb ka ah hanaanka isbitaalka dhigista ama ka saarida.
C. Xogta, sida waraaqaha tilmaamaha, ayaa lagu dari doonaa sanduuqyada adeegyada/xogta ee bukaanka iyo/ama aagaga isqorista ee bukaanka iyo marka uu ku codsado xxxxxx taleefanka, interneedka ama si toos ah.
D. Ogaysiis qeexan oo la xariira helitaanka caawimaada Dhaqaalaha, xxxx ku jiraan lambarka taleefanka ee xafiiska isbitaalka ama waaxda siin karta xog ku saabsan Xeerkaan iyo hanaanka Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha, ama ciwaanka url ka ama webka ee laga heli karo koobiyada Xeerkaan, iyo xogta kooban ee luuqada fudud ku qoran laga heli doono, ayaa lagu dari doonaa bayaanka biilka.
E. Dhammaan xogta bulshada iyo/ama foomamka la xariira bixinta caawimaada dhaqaalaha, xxxx ku jiraan, laakiin aan ku koobnayn, Xeerkaan, Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha, iyo xogta kooban ee luuqada fudud ku qoran ee Xeerkaan, ayaa adeegsan doona luuqado ku habboon aaga adeegga ee xarunta. Waxaa jira luuqado aasaasi ah oo aan ahayn Af‐Ingiriis oo ay ku hadlaan wax kayar 1,000 qof ama 5% bushada isbitaalku u adeeggo, xogta dadwaynaha, foomamka iyo/ama boorka ayaa lagu qori doonaa luuqadahaas kale.
F. Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha, tilmaamaha, iyo xogta kooban ee luuqada fudud ayaa laga geli karaa xxxxx://xxx.xxxx.xxx/xxxxxxxx‐visitors/billing‐financial‐information/financial‐assistance/
G. CMH waxay samayn doontaa dadaal macquul ah si ogaysiis afka xx xxx siiyo qof loogana waramo Xeerka Caawimaada Dhaqaalaha ee isbitaalka iyo xog ku saabsan sida loogu helo caawimaad hanaanka Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha ugu yaraan 30 maalmood kahor bilaabida ECAs ka dhanka ah qofka.
H. Haddii waqti kamid xx Xxxxxx Codsiga bukaanku muujiyo inuusan awoodin dhiibista qarashka, bukaanka ayaa loo sheegi doonaa helitaanka caawimaad dhaqaale waxaana la siin doonaa Codsiga
Caawimaada Dhaqaalaha. Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha iyo tilmaamaha waxaa laga heli karaa xxxxx://xxx.xxxx.xxx/xxxxxxxx‐visitors/billing‐financial‐information/financial‐assistance/
III. QAABKA CODSASHADA CAAWIMAADA DHAQAALAHA
A. Bukaanku waa inuu helaa uuna buuxiyaa Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha oo qoraal ah uuna keenaa dhammaan xogta/dukumiintiyada kaabaaya ee loogu baahan yahay xaqiijinta u qalmida. Noocyada xogta/dukumiintiyada loogu baahan yahay inay kaabaan Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha ayaa ku qoran tilmaamaha Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha.
B. U qalmida la qiyaasay: Waa go'aamin bukaanka lagu qiyaaso inuu u qalmo caawimaada Dhaqaalaha ayadoo lagu salaynaayo sifooyinka loogu qalmo caawimaada ee dhaqaalaha iyo taariikhda:
• Qofku waxaa uu u qalmaa barnaamijyada gobalka qaarkood, tusaale, SNAP, TANF;
• Qofku waxaa uu hadda u qalmaa Medicaid, laakiin uma qalmin taariikhda adeegyada labaxshay;
• In qofku uu yahay bilaa hooy;
• In qofku jiran yahay uusana lahayn awood muuqata oo guryo ah oo uu ku bixin karo daymaha isbitaalka;
• In qofku u qalmo barnaamijyada Gobalka si uu caawimaad ugu xxxx Xxxxxxxx Xxxxxxxxx Dhibanayaasha Rabshada ama Xxxxxxxx Xxxxxxxxx Xxxxxxxxxxxxx Xxxxxxxx Xxxxxxx.
C. Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha ayaa noqon doona diiwaan muujinaaya aqbalaada ama diidmada caawimaada dhaqaalaha.
D. Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha oo la aqbalay oo ka yimaada wakaalad kasta oo CMH kamid ah ayaa loo adeegsan doonaa in qiyaasiyan lagu go'aansho u qalmida muddo lix billood ah laga bilaabo taariikhda aqbalaada marka laga reebo haddii wax kamid ah kuwa soo socda ay quseeyaan:
• Helitaanka joogtada ah ee adeegyada bukaanka;
• Isbadelka dakhliga;
• Isbadelka tirada qoyska;
• Isbadel ku dhaca xaalada shaqada.
E. Shaqsiyaadka ayaa la xariiri kara mid kamid ah Isbitaallada CMH si xog dheeraad ah looga siiyo hanaanka Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha iyo caawimaad laga siiyo Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha.
F. Bukaannada doonaaya Daryeelka Caafimaadka Degdega ah: Isbitaallada CMH Hospitals ayaa siin doona, ayagoon cidna takoorayn, daryeelka xaalada Caafimaad ee Degdega ah (sida ku cad macnaha qaybta 1867 ee Sharciga Social Security (42 U.S.C 1395dd)) shaqsiyaadka ayadoon laga eegayn u qalmidooda caawimaada Xeerkaan iyo sida uu amraayo Sharciga Daawaynta caafimaadka Degdega ah iyo Shaqaalaha Shaqaynaaya ("EMTALA"). Isbitaallada CMH ma samayn doonaan talaabooyin kasta kuwaasoo ka hor istaagaaya dadka inay dalbadaan daryeelka caafimaad ahaan degdega ah, sida in laga dalbado bukaanada inay baxshaan qarashka kahor intaan laga daawayn xaaladaha caafimaad ee degdega ah ama ogolaanshaha talaabooyinka lacag qaadista kuwaasoo carqaladaynaaya bixinta daryeelka, ayadoon la kala saarin xaaladaha, daryeelka degdega ah ee caafimaadka.
IV. TALAABOOYINKA LACAG ARUURINTA EE QAYRU CAADIGA AH (ECAs)
A. Shuruudaha guud kahor bilaabida ECAs: Isbitaallada CMH ma bilaabi karaan wax ECA ah ugu yaraan 120 maalmood laga bilaabo marka isbitaalka CMH uu soo saaray liiska biilka koobaad ee isbitaal ka saarida iyo ilaa qofka looga sheego jiritaanka caawimaada FAP. Waxaa intaas xxxxx, kahor intaan ECAs laga qaadin qof, isbitaallada CMH waa inay sameeyaan dadaallada macquulka ah ee lagu
go'aaminaayo in qofku u qalmo caawimaada dhaqaalaha ee FAP si waafaqsan Qaybta 1 xx xxxxx. ECAs lama samayn karo haddii bukaanku sameeyo heshiis lacag bixin oo lagu qanco uuna xx xxxx isbitaalka. Ugu danbayntii, kahor bilaabida ECA kasta, CFO ga ama wakiilkiisa waa inuu go'aanshaa in isbitaalku sameeyay dadaallo macquul ah oo lagu go'aaminaayo in qof uu u qalmo iyo in kale FAP uuna dhanka kale ku dhaqmay Xeerkaan. Wax ECA ah lama bilaabi karo kahor inta go'aanka noocaas ah uusan gaarin CFO ga ama wakiilkiisa.
B. Dadaalallada macquulka ah: Isbitaalka CMH ayaa loo aqoonsanayaa inuu sameeyay dadaallo macquul ah si uu u go'aansho in qof uu u qalmo caawimaad dhaqaale oo uu ku helo FAP haddii isbitaalka CMH uu sameeyo midkood: (i) uu go'aansho in qofku buuxiyay shuruudaha go'aaminta qiyaasta u qalmida; ama (ii) uu siiyo ogaysiis ku filan qof kana siiyo FAP uuna ka shaqeeyo codsi kasta oo FAP ah oo uu qofku soo gudbiyay (haddii codsigu buuxo iyo haddii kalaba).
• Si loo gaaro go'aaminta qiyaasta u qalmida, isbitaalku waa inuu go'aanshaa in qofku u qalmo caawimaada dhaqaalaha ayadoo lagu salaynaayo xog aan ahayn midda uu qofku bixiyay ama lagu saleeyay go'aaminta u qalmida kahor FAP.
• Si loo siiyo ogaysiis ku filan qofka kuna saabsan FAP, isbitaallada CMH waa inay u sheegaan qofka FAP ugu yaraan 30 maalmood kahor intaan la bilaabin hal ama ka badan ECAs ayadoo la siinaayo qofka ogaysiis qoraal ah kaasoo sheegaaya in caawimaad dhaqaale ay heli karaan dadka u qalma, cadaynaaha ECAs ka isbitaalka CMH doonaayo inuu qaado si uu lacagta u helo, uuna sheego waqtiga u cayiman ee gadaashiisa la bilaabaayo ECAs, taasoo aan waqtiga cayiman ka horayn xxxxx 30 maalmood kadib marka ogaysiiska qoraalka ah la diray.
• Waa inuu xogta kooban ee luuqada fudud ee FAP kusoo daro lifaaqa ogaysiiska qoran.
• Inuu sameeyo dadaal macquul ah si uu afka uga sheego qofka xogta FAP iyo sida shaqsiga laga yaabo in uu ku helo caawimaaad laga siiyo codsiga FAP.
C. Habraacyada dheeraadka ah haddii codsiga FAP oo aan buuxin la diro: Marka lagu daro ku dhaqanka shuruudaha ogaysiiska ee kuqoran Qaybta A ee kore, Isbitaallada CMH waxaa inay shaqsiyaadka codsiga FAP ee xxxx xxxxxx xxx xxxx siiyaan inta lagu jiro Muddada Codsiga ogaysiis ku saabsan sida loo buuxin karo codsiga FAP iyo fursada macquulka ah ee ay sidaas ku samayn karaan. Si loo buuxsho shuruudahaan, Isbitaallada CMH waa inay sameeyaan waxyaabaha soo socda:
• Waa inay bilaabin, ama qaadin talaabo dheeraad ah oo la xariira ECAs horay loo bilaabay.
• Waa inay siiyaan qofka ogaysiis qoraal ah oo ay ku jirto xogta soo socota: qeexitaanka xogta iyo/ama dukumiintiyada ku jira FAP ama foomka codsiga FAP ee ay qasabka tahay in lasoo diro si loo dhamaystiro codsiga FAP.
• Xogta xariirka, xxxx ku jirana lambarka taleefanka iyo goobta uu ku yaalo; ee: (i) xafiiska isbitaalka ama waaxda bixin karta xogta ku saabsan FAP; iyo (ii) midkood (a) xafiiska ama waaxda isbitaalka ee bixin karta caawimaad ku aadan hanaanka codsiga FAP, ama (b) ugu yaraan hal urur oo khayri ah ama Wakaalad Dawladeed oo CMH u aqoonsatay il laga heli karo caawimaad ku aadan codsiyada FAP.
D. Habraacyada dheeraadka ah haddii codsiga FAP oo buuxa la diro: Marka lagu daro ku dhaqanka shuruudaha ogaysiiska ee ku qoran Qaybta A ee kore, isbitaallada CMH waa inay sameeyaan dhammaan waxyaabaha soo socda oo la xariira qofka gudbiya codsiga buuxa ee FAP inta lagu xxxx Xxxxxx Codsiga:
• Waa inay bilaabin, ama qaadin talaabo dheeraad ah oo la xariira ECAs horay loo bilaabay.
• Waa inay go'aanshaan in qofku u qalmo iyo in kale caawimaada Dhaqaalaha ee FAP.
• Waa inay u sheegaan qofka go'aanka u qalmida oo qoraal ah, xxxx ku jirto caawimaada qofku u qalmo iyo aasaaska loo cuskaday u qalmida.
• Haddii qofka la go'aansho inuu u qalmo caawimaad dhaqaale oo uu ku helo FAP, isbitaalka CMH waa inuu qaadaa dhammaan talaabooyinka macquulka ah oo uu ku joojinaayo ECA kasta oo laga qaaday qofka si looga qaado lacagta daryeelka (tusaale, in meesha laga saaro xukun kasta, laga saaro damaanad ama hanti qaadasho kasta, meeshana laga saaro xogta xun ee lagu sheegay warbixinta daynta).
E. U gudbinta wakaalladaha dayn aruurinta: marka lagu daro ku dhaqanka shuruudaha guud ee ECAs ee lagu dayiyay Qaybta A ee kore, Isbitaallada CMH waa inay ku dhaqmaan shuruudaha soo socda ee dheeri xx xxxxxx lacag qof lagu leeyahay u gudbinayaan wakaaladaha ldaynta aruursha:
• Isbitaalka CMH waa inuu ka doonaa wakaaladaha dayn aruurinta inay keenaan xaqiijinta qoraalka ah ee wakaaladu ay ku dhaqmayso Sharciga Talaabooyinka Dayn Aruurinta Cadaalada ah iyo Ururka Dayn Aruurinta Maraykanka (ACA), Xeerarka Hufnaanta iyo Masuuliyada Xirfadeed.
F. U gudbinta wakaalladaha ka warbixiya dadka daynta qaba: marka lagu daro ku dhaqanka shuruudaha guud ee ECAs ee lagu dayiyay Qaybta A ee kore, Isbitaallada CMH waa inay ku dhaqmaan shuruudaha soo socda ee dheeraad xx xxxxxx warbixin u dirayaan wakaalad kasta oo daynta ka warbixinsa (tusaale, Transunion, Experian, iyo Equifax):
• Daymaha loo gudbiyo wakaalada dayn aruurinta ayaa lagu qori karaa wakaaladaha qaran ee daynta ka waranta haddii qofka lacagta lagu leeyahay uu ku fashilmo inuu lacagta oo buuxda iska dhiibo ama la sameeyo heshiis lacag bixin oo lagu qanco uuna xx xxxx wakaalada dayn aruurinta.
V. LIISKA ADEEG BIXIYAASHA SAMEEYA DARYEELKA DEGDEGA AH AMA DARYEELKA XXXX XX CAAFIMAAD AHAAN MUHIIMKA AH
Lifaaqa webka oo laga helaayo Liiska Adeeg Bixiyaasha Caawimaada Dhaqaalaha ee CMH ayaa laga heli karaa: xxxxx://xxx.xxxx.xxx/xxxxxxxx‐visitors/billing‐financial‐information/financial‐assistance/ Boggaan waxaad ka helaysaa liiska adeeg bixiyaasha isbitaallada CMH oo Daryeelka degdeg a ama Caafimaad ahaan Muhiimka ah bixiya aana ku jirin Xeerkaan. CMH waxay si joogto ah u cusboonaysiisaa liiska adeeg bixiyaasheena aan shaqaalaha ahayn si loo xaqiijiyo in liisku yahay mid
sax ah oo cusub. Hase yeeshee, waxaa jiri kara xiliyo aan la cusboonaysiin liiskaan si loogu daro adeeg bixiyaal cusub ama loo muujiyo isbadal ku yimid xaalada adeeg bixiye oo ku aadan inuu ku jiro ama uusan ku jirin Xeerkaan. CMH waxay ku talinaysaa in shaqsiyaadku la tashadaan la taliyahooda dhaqaalaha ee CMH markasta oo ay suurtagalayso si loo hubiyo xogta ku saabsan adeeg bixiye xxxx xx ay si sax ugu jirto liiska.
VI. WARBIXINTA IYO LA SOCOSHADA
A. Liiska Codsiga Caawimaada Dhaqaalaha kaasoo laga yaabo in warbixinno goos‐xxxx xx lagu abuuro ayaa xx xxxx doonaa asagoo ka duwan caddaymaha xxxx xx dhaqaale xx xxx baahan yahay.
B. Shaqada caawimaada Dhaqaalaha ayaa loosoo gudbin doonaa bulshada sanad kasta, ayadoo lagu salaynaayo qarashaadka la qiyaasay ee adeegyada.
FIIROOYIN XXXX XX:
I. XADIDAADAHA:
A. Xeerkaan waxa uu qabanayaa:
• Dadka dagan Maine ee qaata daryeelka degdega ah ama daryeelka xxxx xx caafimaad ahaan Muhiimka xx xxxx lagu go'aansho fikirka caafimaadka ee dhakhtarka ayadoon laga eegayn xaalada dhaqaale ee bukaanka, iyo cidda buuxinaysa shuruudaha hoos ku qoran.
• Dadka aan daganayn Maine ee doonaaya daryeelka degdega ah buuxshana shuruudaha xxxxx ku qoran.
B. Caawimaada Dhaqaaluhu ma:
• Bixiso caymis caafimaad
• Xxxxx xxx noqoto ama ma kaabto caymiska caafimaadka
• Ma damaanad qaadayso gunnooyin
• Ma daboosho dhakhaatiirta daryeelka Caafimaadka ee aan CMH ka shaqayn
• Meesha kama saarto lacagaha qaybta ugu yar ee aad bixinayso ee sharciga ama sababaha caafimaad amrayaan (tusaale, barnaamijka caawimaada ee batterer; barnaamijka daawaynta maandooriyaasha)
• Ma doobo Qaliinka Ikhtiyaariga ah ee Qurxinta ama adeegyada aan buuxin baahida caafimaadka
II. U QALMIDA CAAWIMAADA DHAQAALE EE 100% AH:
A. Caawimaada Dhaqaalaha ee Daryeelka Caafimaad ahaan Muhiimka ah ayay heli karaan dadka Dagan Maine ee:
• Aan haysan daboolida caymiska caafimaadka ama caymis bixinaaya keliya qayb kamid ah biilka; iyo
• Buuxinaaya shuruudaha dakhliga xx xxxx ku qoran.
B. Caawimaada Dhaqaalaha ee Daryeelka Xaalada Degdega ah ayay heli karana dadka Xxxxx Xxxxx iyo Kuwa aan Daganayn Maine ee:
• Aan haysan daboolida caymiska caafimaadka ama caymis bixinaaya keliya qayb kamid ah biilka; iyo
• Buuxinaaya shuruudaha dakhliga xx xxxx ku qoran.
C. Isbitaallada CMH ayaa bixiya caawimaad dhaqaale oo 100% ah ayadoo lagu salaynaayo shuruudaha hoos lagu qeexay:
• Marka dakhliga guud ka hooseeyo 200% ee heerka FPL, kadib marka la ogolaado
• Marka bukaanku dagan yahay Maine
• Qof aan daganayn Maine oo doonaaya Daryeelka Xaalada Degdega ah
• Adeegyada ama agabka Caafimaad ahaan Muhiimka ah
• In dhammaan ilaha Lacagta baxsha ee Qolada Saddexaad ah wax laga waayo
D. Ma jiro qof u qalma caawimaada dhaqaalaha oo laga qaadi doono wax ka badan qarashka xaalada degdega ah ama haddii kale Daryeelka Caafimaad ahaan Muhiimka ah oo ka badan AGB ga la xisaabshay.
Wixii Su'aalo a oo ku saabsan Caawimaada Dhaqaalaha ee Central Maine Healthcare, fadlan la xariir
(207) 777‐8050 ama webka oo ah xxxxx://xxx.xxxx.xxx/xxxxxxxx‐visitors/billing‐financial‐information/.
BAYAAN DIGNIIN AH
Xaalado soo dariyay ayaa muhiim ka dhigi kara ka weecashada shuruudaha xeer. Waa la fahmayaa in xaalado degdeg ah imaan karaan, kuwaas oo u baahan xal degdeg ah. Xxxxx xxx baahdo, dukumiintiyada ku habboon waa in la abuuraa si loo taageero muhiimada weecashooyinkaas.
TIXRAACYADA ISDHAAFKA AH
Xeerka Biilka iyo Dayn Aruurinta ee Central Maine Healthcare
TIXRAACYADA IYO ILAHA CADAYNTA
Shuruudaha 501(c)(3) Isbitaallada ku jira Sharciga Daryeelka Qiimaha Jaban – Qaybta 501(r). (n.d.). Lagasoo xigtay Diseembar 16, 2019 xxxxx://xxx.xxx.xxx/xxxxxxxxx‐non‐profits/charitable‐organizations/requirements‐ for‐501c3‐hospitals‐under‐the‐affordable‐care‐act‐section‐501r.
XOGTA KOOBAN XX XXX U EEGISTA/ANSIXINTA
ISBADELADA: | |
TAARIIKAHAH MURAAJACADA/DIB U EEGISTA: 11/20/2020 | |
LAAMAHA ANSIXINTA: Golaha CMH, Gudigga Dhaqaalaha, Golaha Ku dhaqanka, Golaha Dib U eegista Xeerka, Golaha | TAARIIKHDA AN SIXINTA: 4/1/2021 |