Joogteyn adeeg bixin Qodobbada Tusaalaha

Joogteyn adeeg bixin waa marka Dowladda/hay’ad dawladeed heshiis ugu xilsaarato hay’ad gaar loo leeyahay iney si joogto ah u bixiso adeegyo caam ah oo haddii kale ay bixin lahayd hay’ad dowladeed.