Maamulida Tayada leh Qodobbada Tusaalaha

Maamulida Tayada leh. Eedaysanayaashu waxay horumarin doonaan Qorshe Ceymis oo Tayo leh (QAP). Waxay heli doonaan gelid katimid qareenada Dadka dacwoonaya iyo hanti hayaasha. Qorshaha Ceymiska Tayada lehi wuxuu sharxi doonaa sida qalabka ceymiska tayada lehi iyo hawlaha loogu hormarin lahaa Heshiiskaan. Qorshaha Ceymiska Tayada lehi wuxuu dabooli doonaa ayada oo ay lajirto nidaamyo kale oo ceymis tayo leh oo jira, barnaamijyo, iyo hawlo. Qorshaha Ceymiska Tayada lehi wuxuu qiyaasi doonaa fulinta iyo horumarka ku aadan kulamada balanqaadyada kujira Heshiiska Guri dejinta.Eedaysanayaashu waxay qiyaasi doonaan lambarka caruurta la aqoonsaday, la baaray, la qiimeeyay loona wareejiyay xaga Isku duubka ay lajirto Xoog saarida Adeegaha. Eedaysanayaashu waxay siin doonaan macluumadaan dad weynaha waxayna kusiin doonaan koorso fulinta Heshiiska Guri dejinta. Qorshaha Ceymiska Tayada lehi waxaa labuuxin doonaa laguna qabatami doonaa hal sanno gudaheeda oo laga bilaabo taariikhda Heshiiskaan Guri dejinta la aqbalay.