Balanqaadyada Qodobbada Tusaalaha

Balanqaadyada. Balanqaadyadu waa waxyaabaha ama ficilada kuwaas oo dadka eedaysani ay samayn doonaan si ay u hormariyaan una bixiyaan Isku duubka Adeegaha Xoog saarida. Balanqaadyadu waxaa lagu liis gareeyay Heshiiska Guri dejinta waxaana si faah-faahsan loogu sharxi doonaa Hirgelinta Qorshaha. Eedaysanayaasha waxay balan kuqaadeen in ay la kulmaan balan qaadyadaan inta lagu guda jiro wakhtiga dacwadu ay ahaanayso maxkamada horteeda.
Balanqaadyada. Heshiiska Guri dejintu wuxuu u baahanyahay in Eedaysanayaashu si buuxda ugu hoggaansamaan ay lajirto diyaarin balanqaadyo faah-faahsan. Balanqaadyada iyo khadadka wakhtigu waa kuwo laga fulin karo xaga Qaaliga illaa ay dacwadu kadhammaato kadibna laga joojiyo. Khadadka wakhtigu waa kuwo la bedeli karo haddii Eedaysanayaasha, Dadka dacwoonaya, iyo Qaaliga ay ogolaadaan.Balanqaadyada aasaasiga ah waxaa kujira: