Maamulka Heshiis/Adeeg Heshiis Qodobbada Tusaalaha

Maamulka Heshiis/Adeeg Heshiis waa marka kulankad gaar loo leeyahay loo hawlgeliyo iney wakiil ka noqoto Dowladda/hay’ad dawladeed si ay ugu qabato magaca Dowladda/hay’ad dawladeed hawl caam ah iyadoo la siinayo khidmo qaabkeey doonto ha noqotee, leh ama aan lahayn gunno ku xeran waxqabadka kana madaxbanaan haddii hay’adda caamka ay ka haysaneyso mas’uuliyada hay’adda gaarka loo leeyahay ama in kale.