Maxkamada gobolka ama federaalka Racfaan uga qaado go’aanka Qodobbada Tusaalaha

Maxkamada gobolka ama federaalka Racfaan uga qaado go’aanka. Haddii waalidka ama iskoolka degmada ogolaanin go’aanka sarkaalka maxkamada, waxay ka heli karaan maxkamad gobol ama federaal inay dib u eegto. Codsi noocaas ah waa in lagu xareeyo 90 maalmood gudahooda waqtiga go’aanka.