Qarashka Qareenka34 CFR §300.517 Qodobbada Tusaalaha

Qarashka Qareenka34 CFR §300.517. Dhinac walba waxuu mas’uul ka yahay inuu bixiyo qarashka qareen ka, marka laga reebo hadii maxkamada sidaa si ka duwan go’aansato. Haddaad hesho natiifjo wanaagsan oo qoraal maxkamadeed ah, maxkamada16 waxay go’aamin kartaa in iskoolka degmada bixiya qarashkaada qareenka ee macquul ah. Ogow laakin ma heli doontid qarash ku aaddan waqtiga aad ku lumisay doodad kiiskaada kadib markay degmada heshiis gaartay haddii Heshiis 10 maalmood kahor maxkamada lagu gaarayAadan aqbalin soo xalka la soo jeediyay 10 maalmood gudahooda, iyoNatiijada maxkamada ka ma fiicno heshiiska laguu soo bandhigay Haddii iskoolka degmada go’aanka ayaka helaan, maxkamada waxay amri kartaa in qareenkaada bixiyo qarsahka iskoolka degmada qareenkooda haddii maxkamada garato in qareenkaada sii wado doodad kadib markuu ogaado in kiiskaada caddeyn haynin, uu macquul ahayn, ama si fataalid ah, ama u jeedo kale wax u sameeyay. Maxkamada waxay kaloo qareenkaada ka codsan kartaa inuu qarash sharciyeedka bixiyo haddii dooda maxkamada ama kuwa soo socdo loo sameeyo in sida handadaad ama daahdaahin kale loo sameeyo si loo badiyo qarashka dooda.