Racfaanka Qodobbada Tusaalaha

Racfaanka. – Marka la soo gabogabeeyo garta, lana gaaro xukunka ama garta la siiyo hal dhinac, dhinaca kale wuxuu soo gudbin karaa Codsi uu Maxkamadda Degmada Federaalka ku weydiisanaayo in ay meesha ka saarto amasaxdo go’aanka. Haddii aan taas lagu guuleysanin, dhinacaas wuxuu racfaanka go’aanka ka qaadan karaa Maxkamadda Racfaanka.